Iidle Aadan Maxamed

Iidle Aadan Maxamed

Share

Page ka rasmiga ah ee Samafale Iidle Aadan Maxamed, Fadlan kala-xariir +252617990303

31/05/2026

“Ha quusan, dhib kasta wuxuu leeyahay dhammaad.”

29/05/2026

Walaalnimo

27/05/2026

Saaxibka Wanaagsan ee Dunida.

26/05/2026

Walaalaha muxsiniinta ah ee ku mideysan ardaaga Xiinaha Club House, oo ay wakiil ka eheed Madaxa hay’adda SAMAH Charity Organisation, Marwo Tufaax Maxamuud Sayid ayaa maanta 100 Cunug oo Agoon ah Ku ciidsiiyay Magaalada Kismaayo .

26/05/2026

Waxaan u Mahad celineyna walaalaha muxsiniinta Ee Baraka Project oo magaalada Kismaayo Ku ciidsiiyay 120 cunug oo Agoomo ah .

25/05/2026

Qiso xanuun badan .Hooyadiis oo Xanuunsan Ayuu Ka Doorbiday in uu Dalxiis u Wado Qoyskiisa.

21/05/2026

Ducadiinnii Alle ha inoo aqbalo walaalayaal. 🤲

19/05/2026

Maanta ducadiina ayaan u baahanahay Walaalayaal.

18/05/2026

Waa Hooyo imaan leh Lkn uu Waqtiga ciilay.

17/05/2026

“Muqaal farxad leh oo ku saabsan gabadhii yareyd ee lugta laga hayay. Dhammaantiin mahadsanidiin taageeradiinna iyo garab istaagiina.

Want your business to be the top-listed Government Service in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jubaland
Kismayo