21/04/2023
Awlaadi Wlaalkay Tawakal Maxamed Geele
Adeerayal ciid mubaarig Ilaahay Cimriga Iyo Caqliga HaydiiN barakeeyo xusuusta nool aanu ka haysano aabihiin baad tihiin
Mar walba qalbigayaga k**a baxaysid oo waad ku jiraysaa wll xusuusta aad nooga tagtay waan Ilaaalin Doona Oo Ka fekeri Doona Oo ka Talin Doona Farxadooda sidaad Uga Talin Jirtay Oo Uga fekeri jirtay wll
Alle Qabriga Hakuu Nuuriyo Oo Naxariistii jano hakaa waraaabiyo Wll
Intaan Noolnahay Oo aanu kaa danbayno Waanu kuuso ducayn wll
Admin
01/04/2023
Tawakal Maxamed Geele ka mid ahaa xildhibaanadii Golaha deegaanka ee Lasanod ugu codka badnaa, wuxu dhawr jeer ka badbaaday isku day dil oo Jabhada SNM ku beegsanaysey dhalinyarada iyo waxgaradka SSC.
Maanta wuxuu ku shahiiday isagoo difaacaya sharaftiisa; dhulkiisa iyo dadkiisa. Ma jirto maalin ka wanaagsan oo uu dhiman lahaa. Shahiid Tawakal waa sawir ka dhabta ah ee dagaalka xoraynta SSC-Khaatumo, taariikhda aad nooga tagtay waxay ahaan doontaa mid baaqi ku ah qalbiyada & mujahidiinta SSC.
Admin
20/09/2021
Allaah ha u naxariisto , C/Rashiid Jaamac Geelle oo ka mid ahaa haldoorka magaalada Laascaanood ayaa goor dhaweyd xanuun ugu geeriyoodey magaalada Hargeisa .