18/01/2024
Culimadii h**e iyo looxi
TikTok · Sadaq Check out Sadaq's post.
polical party samadoonka guud ee g/sool
18/01/2024
Culimadii h**e iyo looxi
TikTok · Sadaq Check out Sadaq's post.
15/01/2024
Owoowgaa sagalaad hadu meel dayacan sexdo ama uu sabool nimo ku Korey iyo xadhig lasoo haayo sumadii qaloocani dibbay kuula socotaa lug sakiirleh waa laga gartaa lawyadii simane
Ninkii awoowgii la raranjirey haderna isna waa la rarankaraa
Kuwaaba hadeer udunuunucaya rarkii
13/01/2024
Reer KGS waa in ay go ankodi ku adkaystan waa inay dad nimadooda iyo damiirkoda lacag dhaafsan
Haday ogolaadaan laaluushka iyo inay fuliyaann danta beesha goofka xamar
somali ka sheegatay waa bar Madow oo aan weligeed ka go ayn waana dad
masiirkoda iibsadey hadii ay go aankodi ku adkaystan taariikhda baal dahaba ayay ka
gelidoonaan qiimahooduna wax aan la goyn lana gorgorin karin ayuu noqon doona
Wada hadalba haadkaasa ka hadhay
Goofka iyo dadkisa haloo kala tago
Kab iyo xaarkeed laysla tuur
Xildhibaanada fadaralku haday sidii wax hurdo kaso selelay heshiis ka hadlayaan maxay markii laso galay uqabsan waayeen
6 heshiis oo ayna midna ka hadlin xiligiisii maanta keena waa dhidir onkod kiciyey
Xasan sh awal wayka baqayeene maantay janis yar ku gaadayan oo qururuf leeyihiin
War waxaan masuuliyad maahe iska Casila dadka shacabka ah ha hoodadayninee
Hada ma wasiiraada la doontay
08/01/2024
Hambambalyo hambalyo hbalyo. Siciid abdulaahi Dani madaxwaynaha dalka
06/01/2024