Codka Shacabka Reer Ssc

Codka Shacabka Reer Ssc

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka Shacabka Reer Ssc, Government Organization, Laascaanood.

22/10/2025

Nabada Ceerigaabo iyo Gobolka Sanaag.

Degmada Ceerigaabo Oo Ah Xuranta Gobolka Sanaag Gogosha Nabdeed Ee La Dhigey Waa Mid Baal Marsan Wadooyi Kii Loo Mari Jirey Nabada.

Xaaladaha Waa Qicigaa Ee Taagan Haduusan Qofku Toos Uwaajihin Oo Jidka Ay Leedahay Uusan Marin Waxa Uu Kala Kulmaa Waa Hawl iyo Dhib Iyo Dawadii Meesha Oo Uu Baal Maro.

Colaada Ka Jirta Xadka Maamulka Waqooyi Bari iyo Maamulka Somaliland Waa mid Aad Udheer Oo Sadex Gobol Ka Taagan (Sool, Sanaag, Togdheer) Xaalada Colaaded Ee Baahsan Ee Ku Dhereran Xadka Intaa Leeg Ee Maanta Ceerigaabo Oo Ah Degmo Ka Mida Gobolka Sanaag Laga Raadinayaa Waa Isku Dir Iyo Kala Fogeyn Bulshada Ku Nool Sadexaa Gobol.

Nabada Bulshada Ku Nool Sool, Sanaag iyo Togdheer Laba Siyaabood Ba Waa Ku Hirgali Kartaa Waana
1- In labada Maamul ee Waqooyiga Somalia Ka Jiraa Ay Ka Wada Hadlaan Arinkaa Nabada Xabad Joojin Wada Qaatan Ciidamadooda Tira dhaafka Ah Ee Is Horfadhiya La Kala Qaado Oo Wadada La Furo, Maxabiistana Ay La kala Wareegan, Xad Cad Kala Sameystaan Baabiiyana Raad Kasta Oo Soo Celin Kara Colaad Iyo Dib In Labada Maamul U Colooban.

2- In Beelaha Deeganka Daga Deegamada Colaadu Ka Jirto (Harti, Isaaq) Ay Iyagu Ka Wada Hadlaan Nabada Deeganka Ayna Soo Celiyaan Nabadii, Wada Dhalashadii, Ehel-nimadii, Iyo Darisnimadiiba Ka Dhaxeysey Umada.
Iyaga Oo Labada Beeloodba Cadaadis Ku Saara Maamulada In Ay Ka Shaqeeyan Waxa Bulshadan U Dan Ah oo Soo Afjara Dhaha Hogaamiyayaasha Maamulada Colaadaha Daba Dheeradey Ee Deeganka Ku Habsadey.



Colaada Ceerigaabo Cid Gaar Go.an Uga Gaadhi Kartaa Ma Jirto Waayo Deeganka Laba Maamul Baa Ka Jira Wax Hagaagayana Ma Jiraan Inta La Helaayo Xad Cad oo Kala Qeybin Kara Labada Maamul Oo Mid kasta Loo Sameyn Soohdimo Ugaara Oo Uusan Soo Dhaafi Karin.
Hadii Aan Soohdin Kala Qeybisa Labada Maamul Aysan Jirin Waligeed Colaadas Degi Meyso Inta Aan La Helin Soohdin Kala Qeybisa Waayo Dagaalkuba Waxa Uu Ka Bilaamey Dhul.
(Cudurka Kaa Gala Fardaha Hadii Laga Gubo Dameer Dawada ........)

20/10/2025

Hambalyo Waxaan Soo Dhaweyn Golaha Fulinta Maamulka Waqooyi Bari.

07/08/2025

Codka shacabka reer Scc.

Yaa mudan in uu na hogaamiyo 5ta sano ee soo socota?.

13/07/2025

Kula tacab bacdal raaxo.

26/06/2025

Mudane Abdiqadir Ahmed Aw/Ali

Madaxweynaha ruuxiga ay maamulka SSCkhaatumo.

Waa shaqsiga kaliya ee lagu aamini karo hogaanka maamulka SSCkhaatumo waana shaqsi karti uu dad ku hogaamiyo iyo aqoonteedba leh.

Waxaana Qabaa fikir ah in maamulka SSC-Khaatumo hogaankiisa loo daayo inta maamulkani noqonayo maamul gaamurey oo dhan kasta iskaga filaansho ka gaarey.

Reer SSC-KHAATUMO waa dad maanta kala garanaya meesha ay usocdaan iyo meesha ay ka yimaaden waana dad kala garanaya waxa u Dan ah iyo waxaan Dani ugu jirin waa dad og qofka hogaamin kara iyo ka aan hogaamin karin.

Ismada dhaqanka reer SSC-KHAATUMO oo ah marjaca talada deeganka loola noqdo waxaanu ka codsan oo cod dheer iyo cod gaaban ku shegeynaa in ay soo xulaan xildhibaano og waaqica deeganka ka jira lana jaan qaadi kara siyaasadahan cadowga badan leh ee deegnakeena ka jira.

bulshada reer SSC-KHAATUMO waxaanu ka codsan is garab taaga soo noqoshada madaxweyne Firdhiye.

03/03/2025

???

11/01/2025

Sanad guuradii sool, sanaag iyo ceyn SSC-Khaatumo.
Sanad guuro wacan.

25/08/2024

Sawir qiimo badan

25 August 2023.

17/08/2024

Ciidanka dawaladii hadii arinkooda ay ka amustey shacabka reer SSCkhaatumo ma la qabaan in askariga Qabow jiilalka dhibicada roobka deyreed kaliisha guga iyo dabeysha xagaaba ay korkiisa ku dhaceyso isagoo dhagax iyo dhufeys wehel ka dhigtey si bulshada reer SSCkhaatumo ay nabad barwaaqo ugu nooladan ay maanta wixii xaq ay ulaahayen ay weysan yihin.
Askrigu wuxuu wax ku yahay shacabka
Shacabkuna waxa uu wax ku yahay askariga.

23/05/2024

SSCKHAATUMO meel fog baa laga keeney.
Dadka sawirkaan ku jira yaa ka garaneysaa?

28/02/2024

Masha Allah hambalyo wll adiyo xaaskaga.
Qalas dalkan usoo halgamey oo gabar darawish ah la guri galey.
Abaalka aad nagu leedahay intaa ka badan ee illahay ha isku kiin barakeeyo adiyo xaaskaga.

19/02/2024

Waxaanu soo dhaweyh hadaan nahay umada ku nool deegamada SSCKHAATUMO warshada laga asaasey magalada buuhodle ee soo sareysa burka waana huromar weyn oo kusoo biirey dalka.

Waxaana kale oon usoo jeedinaya ganacsatada deeganagda SSCKHAATUMO in maal gashtaan dhulkooda una sameeyan warshado sida tii sokorta tii baastada iyo in la sameeyo beero waa weyn oon kaga maarmi karno waxyaabihii dibada inooga iman lahaa.

Waxaan kale oon dawalada SSCKHAATUMO ka codsan in ay taagerto wax soosarka dhulka ayna midnoocda burkii dibada inooga imanayey madama la inooga bahan yahay in aynu shurkadeena cusub dhiiri galino si loogu dhiirado in dhulkeena aynu manaafacadsano.

Want your business to be the top-listed Government Service in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Laascaanood