26/05/2026
Hambalyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan shacabka Waqooyi Bari Munaasibadda Ciidul Adxaa.
Nabad iyo Barwaaqo ayaaan idin rajayn dhamantiin.
Boos dubad boos
Xoghayaha fulinta Dowladda Hoose Ee Laascaanood
26/05/2026
Dhambaal Hambalyo
Munaasibadda weyn ee Ciidda Carrafo, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Bulshadda Reer Waqooyi Bari,Ummadda Islaamka ah iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed , waxaan Eebbe u weydiinayaa nabad, farxad iyo badhaadhe inay ku ciidaan.
Maayarka Caasimadda
Cabdiraxiim Cali Ismaaciil.
26/05/2026
C I I D M U B A A R A K
Munaasibadda weyn ee Ciidda Carrafo, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ummadda Islaamka ah, dadka Soomaaliyeed iyo shacabka Waqooyi bari.
Waxaan leeyahay ku ciida nabad, farxad iyo badhaadhe idanka ilaahay.
Maayar ku xigeenka Caasimadda
Axmed Maxamud Cumar
07/05/2026
Roobabkii ka da,ay caasimaddu waxay sababeen biyo badan oo kusoo rogmaday magaaladda waxaaana iyadoo dowladda hoose ee caasimaddu maalmahanba ka waday goobaha muhiimka ah ee magaaladda biyo kasaaris iyo dib u hagaajin,waxaana maanta biyo ka saaris laga sameeyey suuqyadda halbowlaha u ah magaaladda qaybtood.