Laascaanood - Boholaha xargaga iyo jawiga roobka .
Najiib A. Farah
"Soo Dhawoow Jaalle"
Somali Journalist | Presidential Photographer at Northeast State House | Communications Diractor at Somali National Television - SNTV at Northeast State of Somalia | MOI Somalia | Media & Communication Professional.
Waxaa isbitaalka manhal laascanood shaqada ka bilaabaya Dr maxamed siciid oo ah khabiir qallinka , daaweynta kelyaha , kaadi mareenka iyo macdanta ragga ah,
Dr ku wuxuu adeegsanayaa qalliimada leesarka bulshadu u taqaanno.
Madaxwaynaha dawladda waqooyi bari ayaa gaadhay caasimadda muqdisho .
Madaxwaynaha dawladda waqooyi bari ayaa safar shaqo ugu ambabaxay caasimadda muqdisho
05/05/2026
Madaxweyanaha Dawladda Waqooyi Bari H.E Abdikadir Ahmed Aw Ali ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12/2026 ku magaacabay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha DWS
Laascaanood - Cisbitaalka Caafi uu ku soo biiray dhakhtarka carruurta iyo dhallaanka Dr.Ilyaas Cabdirashiid .Dhakhtarku wuxuu ka soo shaqeeyay dalka dibaddiisa wuxuuna leeyahay khibrad 7 sano ah.
General jimcaale Jaamac Takar Taliyaha CXD qaybta 22aad .
Madaxwayne ku xigeenka dawladda waqooyi bari ayaa ku soo laabtay casimadda laascaanood .
“ Xisbiga JSP waa xisbiga cadaalada iyo wadajirka oo aan ka midnahay musharixiintiisa golaha deegaanka ……”
Abdilaahi khadar Abasse
Xubno ka tirsan Xisbiga JSP oo ay u horeeyaan Wasiiro ,xildhibaano ,wakiilka xisbiga ee waqooyi bari ayaa gaadhay deegaanka canjiid .
26/04/2026
Sanaag - Dufcada Hilaac Ayaa Tababar Loogu Soo Xidhay Dugsiga Tababarka Kaldooxan
Click here to claim your Sponsored Listing.
