Gudoomiyaha Xidhiidhka kubada cagta degmada taleex iyo maayarka degmada taleex ayaa soo gabagabeeyey tartanka kubada cagta waxbarashada degmada taleex
Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari
Kusoo dhawoow bogga rasmiga ah ee Xidhiidhka Kubada Cagta SSC khaatumo.
16/05/2026
Ujeedo:Magacaabis
War saxafadeed
07/05/2026
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur ayaa magacaabay gudoomiyaha Xidhiidhka kubada cagta degmada buuhoodle
23/04/2026
Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعون
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo hawl wadeenada Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Iyo bahda isboortiska Waqooyi Bari Waxay tacsi udiriyaan Cabdilaahi Cali gees oo kamida ahaa macalimiinta kooxaha heerka saddexaad ee caasimada Laascaanood oo geeriyooday waa geeri naxdin Leh ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo Ehel iyo Asxaab samir iyo iimaan haka siiyo
…………………………………DHAMAAD………………………
09/04/2026
Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari oo ugu horeeyo Madaxweynaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur waxay hambalyo u dirayaan garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha loo xushay inay dhexdhexaadiyaan tartanka Koobka Adduunka (World Cup).
Waxaan ku amaanaynaa garsooraha dadaalkiisa, kartidiisa iyo horumarka uu ka gaaray garsoorka caalamiga ah, in tani ay tahay sharaf weyn oo u soo hoyatay Soomaaliya guud ahaan. Sidoo kale, waxaan u rajaynaynaa guul iyo in uu si hufan u gutto waajibaadka culus ee loo igmaday.
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo agaasimaha waaxda Ciyaaraha C/fataax C/laahi ducaale ayaa maanta shaaciyey tartanka waxbarashada gobolka sool
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha Waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi xoghayaha dawlada hoose boos dubad boos
gudoomiyaha Xisbiga JSP Waqooyi bari Cabaas saleeban ayaa soo gabagabeeyey tartanka ramadan cup golis Ee habeenki loo qabtay dhalinyarada caasimada tartanka oo fulinayeen Xidhiidhka Kubada Cagta waqooyi bari
18/03/2026
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha Waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi xoghayaha dawlada hoose boos dubad boos
gudoomiyaha Xisbiga JSP Waqooyi bari Cabaas saleeban ayaa soo gabagabeeyey tartanka ramadan cup golis Ee habeenki loo qabtay dhalinyarada caasimada tartanka oo fulinayeen Xidhiidhka Kubada Cagta waqooyi bari
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi iyo Isuduwaha gobolka gudoomiyaha Xidhiidhka degmada iyo uqaabilsanaha Wasaarada ciyaaraha waqooyi bari Iyo wasaarada federaalka Maxamud aadan Askar ayaa maanta Soo xidhay Tartanka ramadaan cup ee caasimada oo sanadka kasta fuliyo xidhiidhka kubada cagta waqooyi bari
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Laascaanood
1001
