02/06/2026
๐๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐,
โ
โWasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi-bari, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐, ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay ๐๐, ๐๐๐๐ ๐๐๐๐, si rasmi ah u magacaabay Maamulka cusub ee Degmada Dhahar.
Magacaabistan ayaa lagu saleeyey baahida loo qabo Xoojinta Maamulka degmada, dardargelinta adeegyada bulshada, adkaynta amniga, iyo kor u Qaadidda horumarinta Degmadda,
Wasiirku wuxuu maamulka cusub u rajaynayaa guul, hoggaan hufan, iyo inay si daacadnimo, hufnaan iyo masโuuliyad leh ugu adeegaan bulshada Degmada Dhahar.
Sidoo kale, waxaa la farayaa dhammaan laamaha kala duwan ee Dowladda Waqooyi-bari inay si dhow ula shaqeeyaan maamulka cusub, si loo xaqiijiyo adeeg-bixin tayo leh, Amni waara, iyo horumar loo dhan yahay.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-
_________________________
โ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.โ
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ ๐ช๐๐๐ฆ๐๐ง๐: https://moifar.ne.so/
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ.๐๐จ๐ข๐๐๐ซ@๐๐.๐ฌ๐จ
๐ Twitter: @๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
29/05/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๏ธ
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan eheladii, qaraabadii iyo bulshada ay ka baxeen marxuumiintii ku geeriyootay dirirtii nasiib-darrada ahayd ee shalay ka dhacday deegaanka daaqsimeedka ๐๐๐๐๐ฑ-๐๐๐ ๐ฎ๐ฑ๐จ๐จ๐ซ Waxaan Alle uga baryaynaa in uu marxuumiinta naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dhaawacyadana caafimaad degdeg ah siiyo.
Sidoo kale, waxaan baaq nabadeed u diraynaa labada beelood ee walaalaha ah ee ay colaaddani dhex martay. Labadan beelood waa ehel, isku deegaan ah, isla markaana ay ka dhexeeyaan xidhiidho walaalnimo Colaaddani waa mid laga baaqsan karayey, wax dan ahna ugu jirin bulshada iyo wadajirka shacabka Dowladda Waqooyi Bari.
Waxaan ugu baaqaynaa cuqaasha, waxgaradka, culimada, dhalinyarada, haweenka iyo dhammaan cid kasta oo saamayn ku leh bulshada inay si degdeg ah uga qayb qaataan daminta colaaddan, xasillinta xaaladda jirta, iyo hirgelinta nabad waarta iyo wada noolaansho ku dhisan is-ixtiraam iyo walaalnimo.
Wasaaradda Arrimaha Guduhu waxay ugu baaqaysaa labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka daaqsimeedka Madax Lagu Xoor inay is-xakameeyaan, kana fogaadaan tallaabo kasta oo sii hurin karta colaadda, una hoggaansamaan awaamiirta ciidamada amniga iyo hayโadaha dowladda ee ku hawlan sugidda amniga iyo nabadda.
๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐. ๐ค๐๏ธ
26/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐๐๐ก๐ฑ๐,
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi-bari, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐,, ayaa Hambalyo diirran u diray ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐๐๐ก๐ฑ๐, Ee Sanadka ๐๐๐๐ ee Hijriga Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Waqooyi-bari.
Wasiirku wuxuu Alle SWT ka baryay inuu ka aqbalo cibaadadii iyo acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo gudanay Maalmihii khayr iyo ajarka badan lahaa.
Sidoo kale, Wasiirku wuxuu shacabka u rajeeyay Ciid farxad leh, caafimaad, nabadgelyo iyo horumar waara.
Waxaan Allah SWT ka baryayaa in sanadkan sanadkiisa aan ku gaadhno nabad, barwaaqo, iyo horumar.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-
_________________________
โ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.โ
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ ๐ช๐๐๐ฆ๐๐ง๐: https://moifar.ne.so/
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ.๐๐จ๐ข๐๐๐ซ@๐๐.๐ฌ๐จ
๐ Twitter: @๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
19/05/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐,
๐๐๐๐: ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐, iyo Wafti ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa Maalintii labaad ku sugan Deegaanka Madax Laguxoor, halkaas oo ay ka wadaan dadaallo lagu Xoojinayo amniga, nabad-gelyada iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka.
โ
โWaftiga Wasiirka ayaa maanta waxaa ku soo biiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ฐ-๐ฑ๐๐ฌ๐๐ง oo door weyn ka Qaadanaya Xoojinta Arrimaha Nabadda iyo Deganaanshaha deegaanka.
Guddoomiyuhu waxa uu bulshada ku bogaadiyey dadaallada socda ee lagu adkaynayo Amniga iyo ilaalinta Xasilloonida deegaanka.
โ
โIntii uu waftigu halkaasi ku sugnaa, Wasiirka iyo Masuuliyiinta la socotay waxay kulamo kala duwan la Yeesheen Qeybaha bulshada iyo Waxgaradka deegaanka, iyagoo kala hadlay muhiimadda ay leedahay Wadajirka bulshada, ilaalinta nabadda iyo ka shaqaynta horumarka deegaanka.
โ
โSidoo kale, Masuuliyiintu waxay bulshada la Wadaageen Goโaamo muhiim ah oo lagu Sugayo Amniga deegaanka, kuwaas oo Saldhig u noqon Doona Xoojinta Xasilloonida iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka Madax Laguxoor.
โ
โWaxaa si rasmi ah loo faray Ciidanka Daraawiishta iyo Ciidanka Booliska Dowladda Waqooyi Bari ee u xilsaaran Amniga guud inay Tallaabo adag ka Qaadaan cid kasta oo lagu arko falal lidi ku ah Nabadda, Xasilloonida iyo Goโaamada wadajirka ah ee la isla Qaatay, si loo Xaqiijiyo Amni waara iyo Deganaansho buuxa.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-
_________________________
โ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.โ
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ ๐ช๐๐๐ฆ๐๐ง๐: https://moifar.ne.so/
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ.๐๐จ๐ข๐๐๐ซ@๐๐.๐ฌ๐จ
๐ Twitter: @๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
18/05/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐,
๐๐๐๐: ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ค๐ก๐ฅ๐, oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐๐ช ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐, Taliyaha Guud Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Guud Ciidanka Booliska, Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Guddoomiyaha Gobolka Sool, Maayar ku-xigeenka Degmada Laascaanood iyo Guddoomiyaha Degmada Yagoori ayaa gaadhay deegaanada hoostaga Dooxooyinka Xoolo-daaqeenka Madax-lagu-xoor iyo Garab.
โ
โUjeeddada Safarka Wafdigan ballaadhan ayaa ahaa adkaynta xaaladda amniga, xoojinta difaaca Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, iyo la dagaallanka deegamaynta sharci-darrada ah ee lagu samayeeyo dhulka Xoolo-daaqeenka.
โ
โIntii uu wafdigu ku sugnaa deegaanadaas, waxay kormeero iyo booqashooyin ku tageen goobo kala duwan oo h**e Wasaaradda Arrimaha Guduhu uga soo saartay Awaamiir Mamnuucaya in si sharci-darro ah loo deegaameeyo dhulka xoolo-daaqeenka, maadaama uu yahay dhul muhiim u ah nolosha iyo dhaqaalaha bulshada Dowladda Waqooyi Bari.
โ
โWasaaradda Arrimaha Gudaha oo sii Xoojinaysa dadaallada lagu ilaalinayo dhulka daaqsinka ayaa kulamo la qaadatay odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka. Kulamadaas waxaa si cad loogu adkeeyey in aan la oggolaan doonin deegamayn sharci-darro ah oo laga sameeyo dhulka xoolo-Daaqeenka ah, isla markaana loo baahan yahay wadajir iyo iskaashi lagu ilaalinayo khayraadka deegaanka.
โ
โSidoo kale, wafdigu waxay u kuur-galeen xaaladaha deegaanka iyo baahiyaha ka jira goobaha xoolo-dhaqatada, iyagoo bulshada deegaanka ku dhiirrigeliyey in si wadajir ah loo ilaaliyo dhulka daaqsinka, loo adkeeyo amniga, loona xoojiyo xasilloonida deegaanka.
โ
โBulshada ku dhaqan deegaanadaas ayaa si weyn u soo dhaweeyey wafdiga, iyagoo muujiyey taageerada ay u hayaan dadaallada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ee lagu ilaalinayo dhulka daaqsinka, amniga iyo wadajirka bulshada.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-
_________________________
โ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.โ
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ ๐ช๐๐๐ฆ๐๐ง๐: https://moifar.ne.so/
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ.๐๐จ๐ข๐๐๐ซ@๐๐.๐ฌ๐จ
๐ Twitter: @๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
16/05/2026
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐,
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐ | ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข, ayaa kulan Muhiim ah la qaatay Agaasime-waaxeedyada kala duwan iyo guud ahaan Shaqaalaha Wasaaradda,
โ
โKulankan ayaa diiradda lagu saaray Xoojinta Wada-shaqaynta iyo iskaashiga shaqaalaha, Dardargelinta fulinta Qorshaha Sanadlaha ah ee Wasaaradda, iyo sidii si Mideysan looga shaqayn lahaa hirgelinta Yoolalka iyo himilooyinka Wasaaradda,
โ
โSidoo kale, Agaasimaha Guud ayaa ku boorriyey dhammaan Shaqaalaha in ay laban-laabaan Dadaalkooda shaqo, isla markaana ay si hufan uga wada Shaqeeyaan Xoojinta howlaha muhiimka ah ee Wasaaradda horyaalla, si loo gaadho adeeg hufan iyo horumar waara gunaaadkii Agaasimaha ayaa ku dheeri geliyey in shaqalaha in Tilmaahaha shaqo, halbeegyadda Shaqadda lagu Wajaho si Midaysan.
-๐๐๐๐๐๐๐๐-
_________________________
โ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.โ
๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐ง๐ถ๐ธ๐๐ผ๐ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ ๐ช๐๐๐ฆ๐๐ง๐: https://moifar.ne.so/
๐ง ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐๐จ.๐๐จ๐ข๐๐๐ซ@๐๐.๐ฌ๐จ
๐ Twitter: @๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
โ