21/01/2025
"Wasiirka wasaaradda Cadaladda,Diinta iyo Arrimaha daatuurka Mudane Cabdi Xasan Maxmed (Xijaar) Iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda iyo Maamulayaasha Malcaamadaha Qur’aanka Kariimka Ee degmada. ayaa maanta kulan muhiima dhexmaray kasoo ay kaga hadlayeen sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada Qur’aanka Kariimka iyo xoojinta doorka Diinta Islaamka.
