Dowladnimo
Voice Of Merca District
Maamulka Degmada Marko politician
# #@@@
Wax qabad muuqda ayuu soo bandhigay Gudoomiyaha Degmada MARKA waxana intaas uu ku garay dhabar adeeg iyo Hoolkarnimo una dulqaatay dadka calooshood ushaqeestayaasha hadalada xunxun oo ay uga danleeyihiin Hormarka uu gaarsiyay Degmada marka inay ka xunyihiin hase yeeshee ma uusan ujoojin hadaladaas ka so yeeraya
Gudoomiyaha Degmada MARKA iyo odayaasha Degmada marka
Gudoomiyaha Degmada MARKA ayaa maanta shir gudoomiyay shirka bilaha Ee Odayaasha Dhaqanka Degmada Marka oo loogu Hadlay Arimo dhowr Ah
Amiir Ka tirsan Ururka Ee Argagaxisada Al-shabaab ayaa maanta waxaa gacanta Kusoo dhigay Ciidamada Nabad sugida Ee Dagmada marka Hoolgal ay kasameeyeen Deegaanada Hoosyimaada Degmada marka
Maanta iyo ladagaalanka Geed yahuudka Ee magalada marka Ee xarunta Gobalka shabeelada Hooose
09/08/2021
Wlh markaan arkay sheekadaan aad ayaan u qiirooday xanuunna u dareemay ,😭😭 alla Ciil badanaa😭😭.
Aqriso bal waxa ku dhacay gabadhaan walaasheey ah kadibna waxaan kaa codsanaa walaal inaad share dhahdo si dhibka gabadha gaaray loo wada akro🙏.
18/10/2020 ayaa qaliin la igu sameeyay isbitaalka Sulub hospital oo ku yalaa Taleex Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Qaliinkeyga ayaa ahaa mid aad u daran waxaana la iga saarayay xaameetida oo dhagax iga jiray ku dhawaad ilaa 3isbitalana ayaa ii sheegay inaan ahay qalin balse tabarteyda dhaqaale owged oo iciishay qaliinki ayaa igu adkaaday.
Mid ka mid ah saxiibadeyda ayaa ii sheegay in uu jiro dhaqatar lcg laan Daka ku qala oo fiican k**a labo labeeyn oo isbtiaalkii ayaan tagay dhaqatiirta waxay ii sheegayn 24sac inan iskagaga saaro.
Dr oo ah Dhaqtarka ka shaqeeya isbitaalka ayaan u imaday wuxu ii sheegay inan ahay qaliin baaritaan kadib go'aan aya qatay madaba cabsi igu jirtay ah inan heesto24kaliya.
Qaliinkeyga waxa uu qatay 4sacadood
Maxa dhacay qaliinkii kadib?.
Isbitaalka waxa aan ku jiray afar malin intas kadib gurigeyga aayan imaday dhawacii marka aan kareystay calooshi aya xanuun deyn weysay ilaa markiibe qaliinkeyga waxa laga joogaa markaa aan xanuuna ka joogi la ahay 10biil.
Xanuunka caloosha waa igu sii siyaaiday balse malin dhaweyd ayan tagay dhaqtar waxaana la ii sheegay in wali xameetadi igu jirto taasna waan qadan way ilaa aaan iskaan isasaaro.
Baritaankii marka aan dhameeyay waxan u imaday dr sulub oo ah drka iqalay waxaana u sheegay xaaladeyda iyo waxa iguso kordhay waxaana tusiyay iskaankii warqadihi lagu cadeeynayay in aay igu jirto xameetida.
Dhacadada yaabka leh aya ah in uu diiday in xameeti igu jirto isbitalada kalana ee u sheegay aay doonayan in ay iwalan ama isbitalka xifaaltan ka dhaxeeyo .
ugu danbeyn waxa aan sameeyay dacawad ka dhan ah drka waana ii socotaa illhay ha igu guuleeyo
koley aniga waa igu dhacadaye adane yaysan kugu dhicin
Share dheh walaal🙏
W/Q:- Roodo Cabdi Xasan Anjalii Sharmaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Merca
9999999
