20/05/2026
Congratulations Arsenal Fans.
Dulqaadka faaididiisa naga barta.
Governor of #LowerShabelle, ex-Minister of Youth & Sports, South West State, Federal Republic of Somalia.
Governor of lower shabelle Ex Minister of Education culture and higher Education
EX Minister of Justice & Judiciary SWSS, Ex Governor of lower Shabelle 3 three times Ex- Minister of youth and Sports Ex minister of state house KGS
20/05/2026
Congratulations Arsenal Fans.
Dulqaadka faaididiisa naga barta.
GUDOOMIYE KALAAY IYO SOO DHOWEYNTA WALAALAHA CIIDANKA BEESHA EELAAY.
KALAQEYBIYAASHII IYO KORFUULIYAASHOODA WAQTIGOODA WUU DHAMAADAY.
KGS
REER
KG BAA LEH
17/05/2026
KOONFURGALBED OO UL IYO DIIRKEEDA AH.
SOO DHOWAADA WALAALA KA YIMID BUURHAKABA
INSHA ALLAH
SHIR JARAAID
AFHAYEENKA DOWLADA KGS.
15/05/2026
MADAXTOOYADA KGS.
Beenin warqadii Wasiir Maguire DFS
15/05/2026
13/05/2026
Aniga wixii KGS laga qabtay ma aaminsani inay doorasho qof iyo cod ahayd laakiin walaalihii aaminsanaa waxaan leeyahay natiijada waa
WAABERI 2.
KGS WAXAA KA DHACAY BEEN IYO B**B.
13/05/2026
Qof aaminsan XOOG iyo XOOLO inuu kugu qabsaday inaad mustaqbalkaaga iyo kan dadkaaga Ku aaminto ayaa ayaandaro idin Ku ahayd
Doorasho ma jirinee suntii dooliga ayaa la idin Ku tijaabiyay si aad ugu wada dhimataan.
Kaca oo baraaruga umada soomaaliyeed la simma.
12/05/2026
Ayadooba la qaban ayay sidaan la hayeen.
JSP HSM- 65
NPU- 15
Others 15
Hade ogoow doorashada magac u yaalka xitaa lama qaban.
Doorashooy xaal qaado.
12/05/2026
BAYDHABO JANAAY INSHA ALLAH.