Gulufka argagixisadu ka wadaan Hirshabelle k**a duwana kii ay Muqdisho ka fuliyeen 2010-kii bil Ramadaan ee ay u bixiyeen: نهاية المعتدين (Dhammaadka kuwa soo xad-gudbay).
Duulaankaas oo ahaa kii ugu abaabulnaa uguna arxanka darnaa ee argagixadu isugu geeyeen wixii ay awood lahaayeen, ayaa ku soo dhammaaday in ay dhammaato awooddoodii Muqdisho oo ay isaga carareen bishii August 2011.
Duullaankoodan cusubi waa naf la caari, waxayna adeegsanayaan xeelado raqiis ah oo aan cidina ka gadaneyn. Waxaan ku kalsoonahay in Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadkoo garab u ah ay ku filan yihiin in ay u quus-gooyaan argagixisada hororka ah ee isa soo waalay.
Liban Abdi Ali
Degmada Ceelbaraf
Degmada Ceelbaraf, Sh Shexe, Hirshabeelle.
Guul
DEG DEG.
Waxaa socda Diyaar garowgii ugu dambeeyay.
Waxaana wadada isku xirta Ceelbaraf iyo Miirtaqwa laga saaray miinooyin badan.
Ciidanka ayaa 3 jiho uga sii siqaaya xarunta Degmada Ceelbaraf.
Guusha Annagaa leh...
Kala soco xogta xoraynta Degmada Ceelbaraf.
Dhallinyarafa Degmada Ceelbaraf
29/05/2024
Hambalyo
Sgacabka Tuulada Califooldheere oo baaq u diray Madaxwayne guudlaawe iyo Wasiir C raxiim Ciise.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadisho
