16/01/2026
Goobjoog debates night
This is my official page as a member of the “House of People” of the Federal Parliament of Somalia.
16/01/2026
Goobjoog debates night
05/03/2025
Today’s fourth meeting of the 6th session of , the agenda being; first readings of the Insurance Companies act, Financial Institutions act, and Income Tax act. These important draft laws were tabled by the led by and the chair of and both emphasised the importance of these laws for the country's economic growth and revenue collection.
19/11/2024
Waxaan hambalyo iyo bogaadin mug iyo maamuus leh u dirayaa Madaxweynaha aqlabiyadda shacabka reer Somaliland ku doorteen ee madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha cusub waxaan ku ogahay oo aan ku aqaannaa karti, hufnaan, dad iskuwadid iyo xeeeldheeri dibloomaasiyadeed.
Shacabka gobta ah ee reer Somaliland iyagana waxaan ugu hambalyeynayaa sida xilkasnimada leh ee ay sida nabdoon ugu dhiibteen codadkooda, una doorteen hoggaan ay masiirkooda ku aaminaan.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
19/09/2024
Kulankii maanta ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, Rabbi ha u naxariisto Nuur Maxamed Faarax Nuur Daacad oo saaka daakiraaddii ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaan tacsida iyo murugada la qeybsanayaa dhammaan ehelka gaar ahaan, dumaashiyo Farax, Yaasmiim, awlaaddii uu ka tagay iyo dhammaan qaraabada. Waxaan Ilaahay u waydiinaynaa inuu ku casuumo Jannatul Firdows, ehelka uu ka baxayna samir iyo iimaan saadaqa uu ka siiyo. Aamin Aamin.
15/08/2024
In loo adeego shacabka Soomaaliyeed, lana dhagaysto cabashadooda waa waajib dastuuri ah. Golaha Shacabka BJFS Abdillahi Abdi Mohamed