14/07/2019
FATHI Primary And Secondary School - FPSS
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FATHI Primary And Secondary School - FPSS, Public & Government Service, Wadajir district, Mogadisho.
14/07/2019
04/06/2019
07/05/2019
AL-FATHI_SCHOOL
MAAMULKA, MACALINTA, IYO ARDAYDA ISKUULKA AL-FATHI PRIMARY & SECONDARY SCHOOL WAXAY IDIN LEEYIHIIN
RAMADAAN KARIIM DHAMAAN WALAALAHA MUSLIMIINTA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN
ALLE HA INAGA AQBALO SOONKA, SALAADA, IYO DHAMAAN ACMAASHA SUUBAN AAMIIN
Gooska Tartanka Aqooneedka Berito Kate Dhicidoona Gugsiga AL - Fatxi Qeybtiisa Galab ( Afternoon Shift ) Taariiqda ay ku began tahy 30/01/2019 Saacada 02:00 Galabnimo
Al-fatxi Waan Kobciyaha Garaadka Ubadka Soomaaliyeed.
By : Akram Joysh
Tartan Aqooneedka Kadis Ee Sanad Dugsiyeedka 2018-2019
Waxaan maanta tartan culus ku dhici hoolka weyn ee Dugsiga Al-Fathi qeybtiisa Subax
WACAN
BY : Akram Joysh
Aqooneedka Kadis Ee Sanad Dugsiyeedka 2018-2019
Waxaa Maanta Dugsiga Al-Fathi Ku Tartamaaya Labo Kooxood Qeybtiisa Galab Oo Kala ah : Of Al-Fathi
Of Education Waa Labo Koox Aan Sinaba Caadi aheyn Aan Aragno Kooxda Guusha Qaadi Laheyd.
- WACAN
By : Akram Joysh
Afternoon Sh*tf
Students and
Of Al-Fathi
Maasha Allaah, waxa badiyey oo guusha qaaday kooxda
♡Golden Students
Waxaan leenahay hambalyo.....
Guul wacan..........
10/01/2019
Sh*tf
Hoose dhexe iyo Sare Ee Al-Fatxi
Jadwalka Tar-tan Aqooneedka kadis ee Sanad dugsiyeedka 2018-2019
Sh*tf ( Qeybta subaxdii )
Dhammaan ardayda dhigata Dugsiga H/dhexe iyo Sare Ee Al-Fatxi Loogu bishaareynayaa in LA gaaray waqtiga Tartan aqooneedka kadis ee sanad dugsiyeedka 2018-2019.
waxaan idin leenahay guul wacan.
19/12/2018
HOOSE DHEXE IYO SARE EE AL- FATXI
AL-XAMDU LILLAAH,
Alle ayaa mahada iska leh ( SW ), inoo soo gaba-gabeeyey maanta ay Taariikhdu tahay 19-12-2018, Imtixaankii Teeramka 1aad Ee Sanad dugsiyeedka 2018/19.
♧ Maadooyinka ugu dambeeyey ee saaka la galay waxa ka mid ahaa: -
Sare
- History and
- Math
dhexe
• math only
hoose
♡ Fasax
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Wadajir District
Mogadisho
