Xisbiga Midnimo Qaran waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Cali Khaliif Galayr ,Ra'iisul Wasaarihii h**e ee Soomaliya .
INNA LILAAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN.
Xisbiga Midnimo Qaran/National Unity Party - Somalia
Xisbiga Midnimo-Qaran (XMQ) waxaa asaaska loo dhigay 24ka Bisha februari 2014
National Unity Party
Xisbiga Midnimo-Qaran (XMQ) waxaa asaaska loo dhigay 12ka bisha November 2012, hawlihii abaabulka oo soo socday intii muddadaas ka danbeysay waxaa maanta oo ah 26 bisha Feberaayo2014 si rasmi ah ugu soo bandhigeynaa bulshada Somaaliyeed. Asaasayaasha XMQ waxey wada rumeysanyihiin in dhibka ugu weyn ee Somaaliya soo gaaray ay sabab u tahay kali-talisnimo iyo qaanuun-jebin, loogana bixi karo dhibka
03/09/2020
Booqashadii guddoomiyaha Xiabiga Midnimo Qaran uu ku tagay gobolka Hayland ee Puntland.
31/08/2020
Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran ayaa si diiran looga soo dhaweeyey deegaanka Dhahar ee gobolka sanaag.
Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran
29/08/2020
Xisbiga Midnimo Qaran wuxuu u taaganyahay ,Midnimo, Nabad iyo Barwaaqo.
Bayaankii Xisbiga Midnimo Qaran ka soo saaray arimiha doorashooyinka iyo shirkii Dhuusamareeb3.
23/08/2020
Mowqifka Xisbiga Midnimo Qaran ee ku aadan natiijadii ka soo baxday shirkii Dhuusamareeb 3.
16/08/2020
"INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN".
Xisbiga Midnimo Qaran Waxuu halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaan Ehalada dadkii kugeeriyooday weerarkii maanta Kadhacay magaalada Muqdisho.
Intii ku nafwayday Alle ha'unaxariisto, inta dhawacantayna Alle Waxaan ugabaryeynaa cafimaad degdega.
Xisbigu wuxuu ugu baaqayaa Dhamman Umadda Soomaaliyed inay gacmaha isqabsadaan gurmad degdeg ahna loofidiyo dhibanayaasha, lana xoojiyo midnimada, lagana shaqeeyo nabadgaliyada si loobaajiyo weerarada sidan oo kala ah.
Sidoo kale Xisbigu wuxuu ugu baqayaa hay'adaha aminiga Dawladda inay xoojiyaan sugidda amniga muwaadiniinta qaataana masuuliyaddooda, aysan ku mashquulin arrimaha siyaasadeed ee jira.
Gabagadii waxaan markale Eebe uga baryaynaa in uu u naxariisto intii ku baxday musiibadii maanta inta dhaawaca ahna Ilaahey in uu siiyo caafimaad buuxa.
Aamiin Aamiin Aamiin.
Soomaaliya Ha Noolaato
16/08/2020
Xisbiga Midnimo Qaran ayaa maanta kulan isigu jiray qado sharaf iyo is xog-waraysi la qaatay qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda dalka, waxaana laga wadahadalay arimaha siyaasadeed ee taagan, wuxuuna ku soo dhamaaday jawi wanaagsan.
13/08/2020
ببالغ الأسى والحزن وبقلوب مؤمنة بقضاء الله وقدره، تلقينا نبأ وفاة د. عصام العريان ريس حزب الحرية والعدالة ،
ويتقدم حزب الوحدة الوطنية تعازيينا الخالصة لأسرته ولإخوانه في حزب الحرية والعدالة وللشعب المصري وكل أنصار الحرية والحق وكرامة الإنسان، سائلين الله تعالى أن يتغمده برحمته الواسعة ، وأن يجعله في عليين مع الأنبياء والصالحين.
فاننا نتأمل ان تكون هذه الحادثة الأليمة نقطة لوقف انتهاكات الحقوق الانسانيه وإطلاق سراح آلاف السجناء السياسيين وفتح حوارشامل بين مختلف الفرقاء السياسيين من أجل حياة سياسية شريفة.
رئيس حزب الوحدة الوطنية
الاستاذ.عبد الرزاق وابري
Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran Cabdirisaaq Cabdullaahi Waaberi ayaa maanta ka qaybgalay kulan ay soo qabanqaabiyeen guddiga farsamada doorashooyinka Federaalka ee dhowaan ladhisay, kaas oo looga hadlaayey arrimaha doorashooyinka 2020-2021.
30/07/2020
Xisbiga Midnimo Qaran waxaa uu hambalyo u dirayaa dhamaan umadda Islaamka , gaar ahaan bulshada soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Adxa awgeed, waxaan alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo sonki , sanadkaan midka
xiganna Alle ha inagu galado raxmad midnimo, nabad, iyo barwaaqo Meelkastood jogtaan ciid wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Mogadisho
