Welcome back
Jaanis Electronics Group
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaanis Electronics Group, Mogadishu.
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo jiida h**e ee gobolka Hiiraan ku komeeray ciidamada qaranka ee baacsanaya argagixisada Al-Shabaab.
21/07/2022
Waxa suuragal ah in qof aan ahayn Maxamuud Xaashi, loo doorto guddoomiyaha ku meel gaadh ka ah ee ururka Kaah.
Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa loo badinayaa in loo doorto guddoomiyaha ku meel gaadhka ah inta shirweynaha laga gaadhayo.
Xoolo shubis
Musharax gudoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado
Hogaamiye howl-kar ah
15/07/2022
Wasiirka Maaliyadda Indonesia Sri Mulyani ayaa G20 ugu baaqday shir degdeg ah oo xal loogu raadinayo cunno la'aanta Dunida ka taagan ee ka dhalatay Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine.
15/07/2022
Diiwaan macalin Cabdulaahi
waa Hogaamiye ku sifeysan
Wax-qabad iyo _howl karnimo
Waa Musharax U taagan Xilka Gudoomiyaha
Degmada Cadaado, haduu ku guuleesto waxa
Aan Rajeynayaa in Cadaladdu Shaqeyn doonto.
14/07/2022
Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka degey magaaladq Garoowe, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas'uuliyiinta Puntland.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Culinary Team
Attire
Website
Address
00252
