Amb Mohamed Ali Nur "Markasta xafiiskeygu wuu diin furanyahay"
Aqoon Dersad Online Education
Mogadishu Port Authority
07/09/2025
Dekada Muqdisho, 07-09-2025, Maareeyaha Cusub ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nor (Americo) ayaa kulan isugu jiray isbarasho iyo is-xogwareysi la qaatay shaqaalaha guud ee Maamulka Dekedda Muqdisho .
Kulankan waxaa goob joog ka ahaa maareeye ku-xigeenka Dekedda Dr, Cali Xaaji Maxamed iyo howl wadeenada xarunta, iyadoo inta uu kulankan socday warbixina kala duwan oo ku saabsan howlaha kala duwan ee ka socda Dekedda iyo caqabadaha jira laga dhageestay madaxda iyo shaqaalaha xafiiska Maareeyaha.
Maareeyaha Cusub ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nor (Americo) oo kulankan soo xiray ayaa ka hadlay howlaha hortabinta u ah ee uu ku xoojin doono horumarinta a Caasimdda JFS, isagoo intaa kadib kula dardaarmay howl wadeenada in ay si hufan ugutaan waajibaad loo igmaday islamarkaana lagula xisaabtami doono.
-DHAMAAD-
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadisho
