Somalia National Digital Public Infrastructure Summit

Somalia National Digital Public Infrastructure Summit

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit, Government Organization, Mogadishu.

Official page for the Somalia National Digital Public Infrastructure Summit, organized by the Ministry of Communications and Technology and the Office of the Prime Minister in partnership with the CBS, NCA, NIRA, DPA, and CRVS

19/03/2026

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸 🎉🌙 عيد مبارك، كل عام وأنتم بخير ✨

17/02/2026

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

15/02/2026

Labbo maalmood, shan dood cilmiyeed oo muhiid ahaa, soojeediino mowduuca dhiijitaalka la xiriira, su’aalaha ka qaybgalayaasha oo la dhageystay, hay’adaha dowlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo ajandeyaashooda dhiijitaalka la yimid madasha ayuu soo koobay Shirweynihii Qaran ee Kaabayaasha Dhiijitaalka Soomaaliya oo maanta lasoo gabagabeeyey.

15/02/2026

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolijiyadda Soomaaliya, Xildhibaan Axmed Diiriye Cusmaan oo xiray Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dhiijitaalka Soomaaliya oo labbo maalmood ka socday magaalada Muqdisho.

Photos from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit's post 15/02/2026

DOOD CILMIYEEDKA 3AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.

Waa doodda 5aad ee Shirweynaha Qaran ee Dhiijitaalka oo hada loo fadhiyo waxaana looga doodaya doorka Cybersecurity and Data Protection Governance for Protected and Trusted DPI Implementation.

Photos from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit's post 15/02/2026

Maxamed Xaaji, Khabiir Cybersecurity oo ka tirsan Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) oo soojeediyey cinwaanka: The Role of Cybersecurity and Data Protection Governance for DPI Implementation.

Photos from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit's post 15/02/2026

DOOD CILMIYEEDKA 2AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.

Waxaa hadda laga gudagalay doodda labaad ee maalinta labaad ee Shirweynaha Qaran ee Dhiijitaalka oo lagu gorfeynayo Data Exchange and Government Digital Platforms.

Photos from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit's post 15/02/2026

Maxamed Caadil, oo ah National Data Center Manager, ayaa soojeediyey mowduuca Building a Digital Somalia: Infrastructure as the Foundation for Digital Public Infrastructure (DPI).

Photos from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit's post 15/02/2026

Zakariye Ismaaciil Sheekh, Digital Infrastructure Specialist oo sh khabiir ka tirsan Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolijoyadda Soomaaliya oo soo jeediyey cinwaanka: From Policy to Platform; Road for Government Data Exchange and Digital Service Integration.

Photos from Somalia National Digital Public Infrastructure Summit's post 15/02/2026

DOOD CILMIYEEDKA 1AAD EE MAALINTA 2AAD EE SHIRWEYNAHA QARAN EE KAABAYAASHA DHIIJITAALKA SOOMALIYA.

Waxaa hadda socda doodda koowaad, maalinta labaad ee Shirweynaha Qaran ee Dhiijitaalka oo lagu falanqaynayo siday u wadashaqeyaan hannaanka lacag bixinta dhiijitaalka.

15/02/2026

Mr. Hideki Matsunaga, Country Manager for Somalia, World Bank Group, delivered a keynote address at the Somalia National Digital Public Infrastructure Summit.

In his remarks, he reaffirmed the World Bank’s long-standing partnership with Somalia and underscored the importance of coordinated Digital Public Infrastructure as a foundation for inclusive growth, interoperable systems, and strengthened public service delivery.

His intervention highlighted the role of strategic collaboration between government institutions, the private sector, and development partners in advancing Somalia’s national digital transformation agenda.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mogadishu