Waa qudbadii Somalia laga racaay. Afweyne waxa uu beeniyey aayad quranka ah wuuna ku jees jeesay asago ku darsaday wal jini. Afweyne waa gaal ahlu naar ah.
Somalia Speaks
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia Speaks, Political Party, Mogadishu.
09/05/2021
Qarax is miidaamin ah ayaa caawa lala eegtay saldhiga degmada waaberi. Qaraxa waxaa ku geeriyooday talihii saldhiga Police ka degmada Axmed Baashane.
07/05/2021
Farmaajo oo gaday badii Somalia. Somaliyeey tashada ee Majnuunka iska dul qaada.
Waa Ismcaiil Cabdimalik oo loo yaqaano Ismaciil Gurey. Ismaciil wuxuu u dhashay besha Murusade karinle. Wuxuuna tababar ku soo qaatay dalalka Maraykinka.
Ismaciil waa Taliyaha Danab waxaana lagu xasuustaa xasuuqii uu u geystay argagixisada Al-Shabaab. Ismaciil ayaa hadda hogaminaya degaalka xaq u dirirka ee Beesha Hawiye uga soo hor jeedo Kaligii Taliye Farmaajo.
25/04/2021
dagaal qaraar ayaa hadda ka socda wadada sayidka ilaa iyo KM4. Habar Gidir oo hogaminaya general indha cade iyo malatiad uu wato Farmaajo ayui degaalka dhex marayaa. Hawiye qofkii daan daansado wuxuu ka helo waxba yuu naga siin.
25/04/2021
Waa kanaa Korneel Cali Xuubeey. Waa sargaalka guud ee hogaaminaya ciidanka la wareegay Qeybo kamid ah degmada Yaaqshiid.
Waxaana warar la helayo sheegayaan in dagaal uu haatan ka socdo Yaaqshiid.
Reer Muqdisho xabada wey bilaabtay ciidankii idin soo hiiliyey ee idin yimid garab istaaga. Hubka hala qaato. Mariixaan iyo Hawiye qofkii xoogbadan maanta ayaa la oganaa.
25/04/2021
: Dagaal culus oo ka socda madaxtooyada Somalia ee Villa Somalia. Waxaana la sheegayaa inuu dhintay madaxweynihii h**e ee Farmaajo kadib madfac madaxa uga dhacay.
Xaalada ayaa ah mid kacsan oo halis ah.
Shacabka Muqdisho oo dhigaya banaanbaxyo looga soo horjeedo qabiiliste Farmaajo. Banaanbaxa ayaa ka bilowday isgoyska fagax wuxuuna ku faafay qeyno baden oo Muqdisho ka tirsan.
25/04/2021
Ciidamo Militari ah oo xalay Saqdhexe kasoo baxay Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa saakay soo gaaray duleedka Degmada Kaaraan ee magalada Muqdisho.
Waxaa lagu wadaa in Saraakiisha ciidamadaas ay la hadlaan warbaahinta, una cadeeyaan inay kasoo horjeedaan Muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo.
Korneel Saneey Cabdulle iyo saraakiil kale ayaa hogaanka u hayya ciidanka oo wata ku dhowaad 50 gawaarida dagaalka.
Warar ayaa sheegaya in Taliyaha xoogga Odowaa Yuusuf Raage uula hadlay saraakiisha ciidamaaas hogaamiya, in ay dib u laabtaan lakin wali xal k**a uusan soo bixin.
25/04/2021
Dacas miskiin iyo Farmaajo midkee hor baratay.
Dacas Miskiin ❤️ Farmaajo 😁 saar
25/04/2021
General Saney Cabdulle oo u dhashay beesha Abgaal Cismaan oo wata boqolaal gawaarida degaalka ayaa la filayaa inuu soo galo Muqdisho maanta. Hadii aad ku faanto Abgaalnimo iyo Hawiyenimo 💪💪💪
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
