Degmada Yaaqshiid
Bogga rasmiga ah ee Maamulka Degmada Yaaqshiid.
24/12/2025
Hambalyo Degmada Yaaqshiid oo kaalinta 1aad ka gashay Kaar Qaadashada Dadweynaha horayna waxay Degmada Yaaqshiid kaalinta 2aad uga gashay Diiwaangalinta Dadweynaha.
Bulshadda Degmada Yaaqshiid waxaan uga baaqayaa sida ay hormuudka ugu ahaayeen Kaar Qaadashada & Diiwaangelinta in ay berito usoo baxaan una codeeyaan.
Waxaan rajaynaa in bulshadda Yaaqshiid ay soo bixi doonaan sidoo kalena noqon doonaan degmada ugu badan ay Dadweynaha ka codeeyaan insha Allah.
23/12/2025
GOOBAHA COD BIXNTA DEGMADA YAAQSHIID
17/10/2025
28/08/2025
Maanta oo taariikhdu tahay 28/08/2025 waxaa xilalka ku kala wareegay Guddoomiyihii h**e ee waaxda Juungale Maxamed Raage Biisow iyo Guddoomiyaha cusub ee waaxda Juungale Axmed Abuukar Caddow (Atoore).
14/08/2025
Soo bandhigida qaar kamid ah ciyaartoyda sanadkaan Degmada Yaaqshiid ku mataleysa Tartanka Kubada Cagta Degmooyinka Gobolka Benadir.
27/07/2025
Magacaabis Macalinka Xulka Degmada Yaaqshiid
Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid mudane Suleyman Maxamud Fargax ayaa Mudane Xasan Cali Rooble (Babaay) u magacaabay Guddoomiyaha macalinka xulka kubada cagta Degmada Yaaqshiid.
Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Mudane Suleyman Fargax ayaa macalinka cusub ee xulka kubadda cagta Degmada kula dardaarmay in uu diirada saaro sidii ay sanadkan degmada ugu guuleysan laheyd koobka degmooyinka G/Banaadir.
Wada shaqeyn wacan
14/05/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
