Waxa warbixin naga sinayo wariye Maxamed Muse oo ku sugan Dagmada Xaradheere
Abdi aziiz mohamed
Political
16/01/2023
Xaradheere Weey Xurooday
07/09/2022
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO
Muqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.
Hambalyo mudane Yuusuf Xuseen
06/09/2022
Sirdoonka Mareykanka iyo kuwa Xalane degan ayaa weli la yaaban sida markii ugu horreysay Looga dul dhacay Alshabab iyaga oo aan ogeyn cida kusoo wajahan .
Taliyaha NISA ayaa la yimid farsamooyin Fure u noqon doona Amniga Dalka
22/08/2022
Cawa meshan maxa ka dhacayo midhaa cilbax tii ugu danbesay miyaa dhaceso
Qarax weyn ayaa hada laga maqlayaa magalada Muqdisho gar ahaan nawaxiga Km4
Allow umadada amaanso
18/08/2022
انا لله وانا اليه راجعون
Gerida waa xaq wana mid lawada sugayo un waa leska horeya moyee wey nawada sugesaa
Waxaa Goordhow Magaalada Hargeysa ku Geriyoday
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (HADRAAWI)
Wasiirka dinta io oo qaafta ayaa sheikh in ee badbaaqo qaran badbadisay naftisa io wadanka oo dhan
Asigo sheegay marke kuso dhawatay guri oo maxbus ku ahaa rasasta ee kuwi maxbuska u ahaa uso bandhigen inee u genayan laba midkod xasan sheikh ama sheikh sharif
10/08/2022
Waxa xilka wasarada Beeraha iyo waraabka lawaregay mudane Ahmed Madoowe Nuunow
Hada ayaa lalhelay ninkii ku habonayay
Wasarada Beraha
Ahmed Baashi xilka allah hakula garab galo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hodan Mugdisho
Mogadishu
