Waa jimca 10kii dabe Ramadaan lagu jira aan uducayna. Shahiidkii Weynaa
Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge oo ushahiiday difaaca Ummadda Soomaaliyeed iyo dalka.
Alle haa unaxariisto Gaashaanle Cabdi Suulnuug
Ciidanka difaaca Soomaaliyeed
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciidanka difaaca Soomaaliyeed, Government Official, Mogadishu.
10/03/2026
Taliyaha qaybta 21 Maxamed Dhagaweyne ayaa Wada dagaalo dheer iyo xasilooni nabadeed reer Galmudug si aaay uheleen.
25/02/2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha Taliska Guud iyo Hogaanada Ciidanka XDS.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray
Dibu habaynta iyo hormarinta Ciidanka XDS taas Oo u jeedku yahay si loo helo ciidan Leh awood, kana jawaabi kara waajibaadka amni & Difaaca ee dalka.
Taliyaha Ciidanka XDS ayaa adkeeyay muhiimadda wada-shaqeynta, mideynta juhdiga Talisyada,hoggaanadda & hirgelinta qorsheyaasha lagu xaqiijinayo amniga iyo difaaca Qaranka.
25/02/2026
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomalia ayaa loo magacabay Cabdirisaaq Eritrea waa Janarall Ciidanka xooga ka tirsan, Ninkaan waa ninkii gacanta ku haayey waqtigii Madaxweyne Farmaajo galka ciidanka Eritrea 🇪🇷 lagu soo tababaray ee kumanaanka ahaa.
Ciidanka cirka ayaa hada waxaa ku socda dhismo iyo qalabeyn xoog leh.
24/02/2026
Waa bil Ramadaan aan uducayna.
Shahiidkii Weynaa
Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge
Sawiradaan Waa Gobalka Mudug oo Ciida qaranka uu Hogaaminaayay Korneel Cabdi Suulnuuge dagaal xurayn ah ka wadeen deegaanadda Galmudug.
Ciidamada Sida Gaarka Ah Utaba Baran
Ee Kumaandooska GORGOR 🦅
Taliyaha qaybta 21 Maxamed dhagaweyne ayaa dhaqdhaqaaq culus iyo howlgala adag ka wada deegaanada Galmudug
Taliye Maxamed Sheekh mar uu uqudbaynaayay ayaa sheegay Khawarijta alshabab dagaalka inaan laga joojinay iyo iqaabta adag ee lagu haaya.
27/01/2026
Madaxweyne ka adkaaday kana guulaystay Khawarijta Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud
06/01/2026
Shahiid Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan (Suulnuuge) Allah haa unaxariisto
Maanta oo kale ayuu shahiiday geesigii ummadda Soomaaliyeed jeclaayeen Goballa badan dalka kamida ka xureeyay kooxaha khawarijta Alshabab.
Allah Haa unaxariiso
04/09/2025
Maanta waa maalin weyn waa maalintu dhashay
Nabi Maxamed (SCW)
aan uducayna shahiidki weyna Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge alla haa unaxariisto 🤲
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
