Hajji Dool

Hajji Dool

Share

Halkaan waxaad kala socon karataan dhaq-dhaqaaqa iyo xogaha Ganacsade /Siyaasi Xaaji dool

19/03/2026

HAMBALYO HAMBALYO

Waxaan dhammaan umadda muslimiinta ah gaar ahna umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta farxadda ee muslimiinta ugaarka ah ee ciidul fitriga, waxaan Alle waydiisaneynaa in uu naga aqbalo acmaashii wanagasananeed ee aan ku soo guda jirnay maalmihii na waydaartay, sidoo kale waxaan Alle ka baryeynaa in uu bash bash iyo baraaro nagu gaarsiiyo sanadkaan sanadkiisa.

04/09/2025
16/08/2025

innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto Walalkeyn Xasan Roble Axmed,

Waxaan uga tacsiyadeynayaa dhammaan qaraabada gaar ahaana qoyska uu kabaxay waxaana leeyahay Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo sabar iyo iimaana hanaga wadasiiyo.

Photos from Hajji Dool's post 24/07/2025

Waxaan bogaadinayaa ka qayb galka ugaaskayna Ugaas Maxamud Ali Ugaas shir-waynaha Madax dhaqameedka IGAD kaasuu Ugaasku ku matalayo Guud ahaan umadda Somaliyeed ,

28/05/2025

Hambayo Dr Xasan Maxamed Xuseen
(muungab) Guddomiyaha G. Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eebbe hakuu fududeeyo masuuliyadda iyo amaanada umadda.

29/03/2025

Habalyo Dhamman Caalamul islaam sigaar ahna umadda Somaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeynayaa bilashada bisha Shawaal ee Ciidul fitriga,

Allaha naga aqbalo Acmaashi iyo Dadaalkii aan soo galnay maalmihii barakaysnaa ee na na dhaafay,

Waxaan Ebbe wayne ka baryeynaa inuu nabad iyo xasilooni noogu soo dabbaalo Dalka, cadawga nabad diidka ahna naga qabto si aan u helno nabad gelyo aan ku cibaadeysono kuna caana maalno.

17/02/2025

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun,

Waxaan Hallaan Tacsi tiiraanya leh uga dirayaa Dhammaan Ehelka & Qaraabada, sigaar ahna Walaalkey Xildhibaan Maxamed Axmed Beerrey Geeridii ku timid Xaaskiisa Marxuumad Marwo Fardowsa Cabdi Abukar,
Waxaan Eebbe Weyne uga baryeynaa in uu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo danbigeedina dhaafo sabar iyo imana naga wada siiyo.

Photos from Hajji Dool's post 19/01/2025

Bismillah Alxmdullh;

Marka h**e Allah SWT ayaa mahadasan oo suuragelaya umuur waliba ee aadanuhu kumanna sheekto,

Bacda mahadcelin Eebbe waxaan maanta gurigeyga ku casuumay dhammaan labeenta Beesha sida Dhaqanka, siyaasiyíinnta dhalinyarada iyo guud ahaan waxgaradka kulanka ayaa daaranaa kadib muda kooban oo aan dalka uga maqnaa howla shaqo is xogwareysi qaraabo iyo xaaladda guud ee dalka oo ah mid xasaasi ah waxaana Allah kabaryeynaa nabad iyo xasilooni waarto oo caam ah,

Ugu dambeyn waxaan umahad celinayaa cid kasta ee ka soo qaybgashay gogasha iyo inta aay u suura geli wayday dhammaan waxaan leeyahay waa ku mahadsantihiin waqtigiina iyo kasoo qaybgalaka kulankii ijaabada lahaay.

06/08/2024

Innaa lilaah waa innaa ileyhi raajicuun

Allaha u naxariisto walaalkeen Marxuum Abdirahman Hiraabe waxaan uga tacsiyeynayaa Guud ahaan Umadda soomaaliyeed gaar ahaana familkiisa iyo asxaabta sabar iyo iimaan Allaha naga wada siiyo Ambasadoor Hiraabe Qunsulkii 1aad ee Safaarada Somaliya ee Djabuti waxaan Allah SWT uga baryeynaa Janatul fardowsa in uu ugu bishaareeyo.

20/07/2024

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Waxaan guud ahaan Ummada Soomaaliyeed ugu tacsiyeenaya geerida ku timid Allaha Unaxariisto Marxuum Sheikh Cismaan Xidig oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, si gaar ah waxaan ugu tacsiyeenaya Qoyskiisa, Ehelkiisa iyo Culumadii uu soo saaray Sheikha sabar iyo iimaan Allaha nagawada siiyo.

Photos from Hajji Dool's post 19/05/2024

Taabo iyo horumar leh hiigsi dhanka dhaqanka ayuu u yahay Dalkeyna Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ka qayb galka shirkaan muhiimka ah.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu