19/03/2026
Ciid wanaagsan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed.
Waa barta Rasmiga ee Dugsiga Gen. Mohamed Abshir Muse
19/03/2026
Ciid wanaagsan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed.
03/03/2026
Qaar kamid ah ardeyda, howlwadeenada iyo taliyaha xarunta barbaarinta Agoonta boliiska oo ka qeyb galey afur wadareedka ay ku maamustey shirkadda Favori Airports
27/02/2026
Waxaa Dugsiga Gen. Ka socda tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan.
Fasalka 5aad(A) iyo fasalka 5aad(B) ayaa soo bandhigey wacdaro, guusha ugu dambeyn waxey raacdey 5(B) waxeyna helaan 10, halka 5(A) ay heleen 8 dhibcood.
18/02/2026
Ramadan Mubarak
16/02/2026
Mogadishu 16 feb, 2026
Waxaa xarunta barbaarinta agoonta boliiska si habsi leh usocda tartan aqooneedka ee dugsiga dhexe.
Carruurta agoonta ah ayaa soo bandhigey heer aqooneed aad usareeya taasoo ka tarjumeysa heerka ay gaarsiisan tahay waxbarashadooda iyo aqoontooda.
Fasalka 7aad(A) iyo fasalka 7aad(B) ayaa soo bandhigey wacdaro, guusha ugu dambeyn waxey raacdey 7(B) waxeyna helaan 12, halka 7(A) ay heleen 8 dhibcood.