𝒖𝒔𝒕𝒂𝒂𝒅 qadar

𝒖𝒔𝒕𝒂𝒂𝒅 qadar

Share

pagekan wxad ka heli doontaa casharo ku saabsan tech cilmiga bulshadda sports fitneska iyo document

02/09/2022
12/08/2022

loop program

Photos from 𝒖𝒔𝒕𝒂𝒂𝒅 qadar's post 28/07/2022

Ragan wa smart dhaman dood

27/07/2022

Sheko Dhax martay gandi iyo proff wilson .
Gandi aya wax ka baranayay jamacad ku taal london
Prof wilson ayana aad u necba gandi.
Maxa yelay gandi waligis madaxisa hoos Uma dhigin sababto ah gandi waxu aha nin dood badan Ana qadan qaladka.
Malin malmaha ka mid ah aya gandi so ag fadhistay prof wilson oo qadenayo prof wilson Aya ku yiri gandi ma ogtahay shimbirka iyo doofarka in eysan meel isla jogin.
Gandi aya si edeb leh u kacay kuna jawabay malin un waan duli dona.
Wilson oo aad u necba gandi aya malin fasal ka dhaxdisa ku weydiyay su aal wuxuna yiri hadi lagu so ag dhigo kiish lacag ah ama xigmad kee qadan laheed.
Gandi aya ku yiri kishka lacagta.
Wilson aya qoslay kuna yiri Aniga xigmada qadan laha.
Gandi aya mar labad ugu jawabay prof wilson adiga waxa ku darna xigmada eyna aheed bahidada anigana waxa i darna lacagta qof walbana bahidisa ayu racay.
Runta wa sida liibaax Uma bahno in la difaco iska daa ha tagte ohada ugu dambeyn iman donto ama is cadeyn donto shekada maxa kaga baxay?

22/07/2022

Hadal xaqiq ah

Photos from 𝒖𝒔𝒕𝒂𝒂𝒅 qadar's post 16/07/2022

What is Java?
Java we can call is high level programming languages .
Java waxa lagu run garayaa netbeans ama lagu develop gareyaa

12/07/2022

What is web technology?
Refers to the way computers and devices communicate with each other using mark up languages
TYPES
1. HTML
2.JavaScript
3.php
Howshena ayey hor u dhac u tahay manta waxan ka yara hadalnay waxa la dhaho web technology iyo qeybihisa sida aan wada ognahay web tech wa isku xirka wax yabo badan computer ama device ha ahado waxana jiro wax yabo badan aan isticmalno si normal ah balse aan cilmi ahan fahansanen

12/07/2022

Cajib!

09/07/2022

Ciid mubarak f&f

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Madino
Mogadishu