30/05/2026
Wilashan waa kuwii saaka baydhabo dagaalka kusoo gaaden waye dhaman wan dhinten Alla ha u naxariisto
kuso Dhawada sxbyal Follow and like pagka so dhaha🇸🇴
30/05/2026
Wilashan waa kuwii saaka baydhabo dagaalka kusoo gaaden waye dhaman wan dhinten Alla ha u naxariisto
Maradan madax uga xiran kuwa la leyahay Darawish KGS waa tii shababka ゚
30/05/2026
Gaarigan ayaa laga qabsadey Ciidankii lafta gareen 👀… See more
Ciid Mubarak tiina waa diyaar asxby ila soo xiriraa🤣😂 ゚
Usoo duceya gabadha in u Alla cafiyo 🤲 ゚
25/05/2026
Muuqaal ay duubtay gabadhan sawirkeeda aad u jeedaan ayaa sheegtay in la kufsaday oo waliba ay kufsadeen ciidamo ku sugan baydhabo sida Ilo xog ogaal ah sheegeen waxaa jiro b**b iyo dhac balse aan jirin kufsi
Suuqa dhexdiisa maa la isku kufsana
Gabadhan Kicin bulsho miyay ka tahay mise waa runteed?
Ex,Xildhibaane Cabdiwahab maclin salad
Oo ka tirsana mamulkii h**e xilka laga tuurey lafta gareen
Aya ku birirey sxbadiis duurka ku jirey ゚
Shekada waxa la dhahaa hadal yuu kaa tagin 🤣🤣 ゚
Mahamed ordaye 🤣😂 ゚
Khalaas afhayeen al-shabaab ayu iska dhibey ゚