09/04/2022
Waa lawada mataano oo manta dhaxmartey kubad
Hiirad Somalia ku Soo dhawaaw
09/04/2022
Waa lawada mataano oo manta dhaxmartey kubad
09/04/2022
(4Goal % 4Goal )
26/03/2022
Rumayso ama ha rumaysan, fadhiga soo socda waa madrid💪
23/03/2022
Xavi waa macalin waali ah ciyaar walbo afarley
17/03/2022
21 gool ayaa la dhaliyay intii lagu jiray lugtii labaad ee wareega 16ka Champions League, waxaana helnay mid kasta
15/03/2022
Koojka kooxda xasan xariir official ✌✌✌
15/03/2022
✌Waxaa maanta ku wareyjiyey fanaanadaha kooxda xasan xariir official Koojka ciyaartooda waxaa idin leyahay Guul wacan ✌
15/03/2022
Jamaahiirta PSG ayaa ku ooriyay Leo Messi iyo Neymar intii lagu jiray guushii 3-0 ahayd ee ay ka gaareen Bordeaux iyada oo taageerayaashu ay ciyaartoyda ogeysiiyeen dareenkooda ka dib markii ay ka hareen Champions League.
15/03/2022
Everton ayaa wajihi doonta Newcastle, West Ham, Man United, Liverpool, Chelsea iyo Leicester lixda kulan ee soo socota ee Premier League 👀