Abaal Social Services

Abaal Social  Services

Share

waxaan utagannahay xaqabtirka baahiyaha guud ee waxbarasho iyo dhanka cafimaadka.

Photos from Abaal Social  Services's post 24/08/2023

Shirkadda Abaal Social Services iyo Somali Syrian Specialist Hospital ayaa heshiis kala saxiixday.

Shirkadda Abaal iyo isbitaalka Somali Syrian ayaa kala saxiixday hishiis wada shaqeen sida lagu hormarin lahaa adeegyada cafimaad iyo sida lagu caawin lahaa bukaanada aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka ku aadan la tacaalidda caafimaadkood, iyadoo bukaanada la ammaahin doono qarashaadka ku baxaayo si qardulxasan ah(قرض حسن) , bukaanadana laga rabo inay iska yar-yareyaan muddo xadidan. Waxaan la marsiin doonaa nidaamka maaliyadeed ee shareecada islaamka nafaray. نظام القروض حسب الشريعة الإسلامية.

Ugu Dambeyn labada dhinca waxay isla qaadteen inay u istaagaan caawinta bulashada soomaaliyeed guud ahaan, iyo garab istaaga iyo caawinta bukaanada aan awoodin inay hal mar wada bixiyaan qarashaadka ku aadan xaaladooda caafimaad.

Dhamaad shaqeen sida lagu hormarin lahaa adeegyada cafimaad iyo sida lagu caawin lahaa bukaanada aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka ku aadan la tacaalidda caafimaadkood, iyadoo bukaanada la ammaahin doono qarashaadka ku baxaayo si qardulxasan ah(قرض حسن) , bukaanadana laga rabo inay iska yar-yareyaan muddo xadidan. Waxaan la marsiin doonaa nidaamka maaliyadeed ee shareecada islaamka nafaray. نظام القروض حسب الشريعة الإسلامية.

Ugu Dambeyn labada dhinca waxay isla qaadteen inay u istaagaan caawinta bulashada soomaaliyeed guud ahaan, iyo garab istaaga iyo caawinta bukaanada aan awoodin inay hal mar wada bixiyaan qarashaadka ku aadan xaaladooda caafimaad.

Dhamaad

24/08/2023

Shirkadda Abaal Social Services iyo Somali Syrian Specialist Hospital ayaa heshiis kala saxiixday.

Shirkadda Abaal iyo isbitaalka Somali Syrian ayaa kala saxiixday hishiis wada shaqeen sida lagu hormarin lahaa adeegyada cafimaad iyo sida lagu caawin lahaa bukaanada aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka ku aadan la tacaalidda caafimaadkood, iyadoo bukaanada la ammaahin doono qarashaadka ku baxaayo si qardulxasan ah(قرض حسن) , bukaanadana laga rabo inay iska yar-yareyaan muddo xadidan. Waxaan la marsiin doonaa nidaamka maaliyadeed ee shareecada islaamka nafaray. نظام القروض حسب الشريعة الإسلامية.

Ugu Dambeyn labada dhinca waxay isla qaadteen inay u istaagaan caawinta bulashada soomaaliyeed guud ahaan, iyo garab istaaga iyo caawinta bukaanada aan awoodin inay hal mar wada bixiyaan qarashaadka ku aadan xaaladooda caafimaad.

Dhamaad

Photos from Abaal Social  Services's post 14/08/2023
14/08/2023

Muqalka: Shirkada adeegyada cafimaadka iyo waxbarashada ee Abaal Social Services iyo Samakaal Hospital ayaa kala saxiixday heshiisyo wada shaqeyn si bulshada loogu adeego, iyadoo laga cawinaayo bukaanka adeegyada cafimaadka wuxuu qarashaadka iskaga bixinayaa nidaamka Qardul xasan.

Photos from Abaal Social  Services's post 14/08/2023

Shirkadda Abaal iyo isbitaalka Samakaal ayaa kala saxiixday hishiis wada shaqeen sida lagu hormarin lahaa adeegyada cafimaad iyo sida lagu caawin lahaa bukaanada aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka ku aadan la tacaalidda caafimaadkood, iyadoo bukaanada la ammaahin doono qarashaadka ku baxaayo si qardulxasan ah(قرض حسن) , bukaanadana laga rabo inay iska yar-yareyaan muddo xadidan. Waxaan la marsiin doonaa nidaamka maaliyadeed ee shareecada islaamka nafaray. نظام القروض حسب الشريعة الإسلامية.

Ugu Dambeyn labada dhinca waxay isla qaadteen inay u istaagaan caawinta bulashada soomaaliyeed guud ahaan, iyo garab istaaga iyo caawinta bukaanada aan awoodin inay hal mar wada bixiyaan qarashaadka ku aadan xaaladooda caafimaad.

Dhamaad

11/08/2023
10/08/2023

Wafdi uu Hogaaminaayo Waziir dowlaha Wasaarada Ganacsiga & Masuulyiin Ka tirsan Hayada Tika ee Dowolada Turkiga & Gudoomiyaha Guud Abaal Social Services oo Booqasho Ku Tagay Jaamacad Zamzam Fadhigeedu Yahay Garasbaaley oo ay Mashaariic Ka Fulineyso Tika.

Photos from Abaal Social  Services's post 08/08/2023

Gudoomiye guud hay'adda Maarif foundation iyo school-lada Maarif geeska africa ee waxbarashada scholarship-yada turki Mudane Ihsan Cerrah Ihsan ayaa booqaaho Ku tagay kuna soo dhaweeyay dhigiisa Abdikhani Hassan Ali xarunta abaal social services ee Muqdish kasocoto isdiwaan galinta imtixaanka YOS ee waxbarashada scholarshipka turkiga Abaal Social Services

06/08/2023

Hadal Jeedinta Cabdi Naafac Daahir oo Ka Socod Maal Micro Finance XAFLADA FURITAANKA ADEEGYADA BULSHO CAFIMAADKA IYO WAKBARASHADA, EE HABKA DEYNSIINTA (INSTALLMENT)

02/08/2023

Hadal jeedinta Mohamed Abdi Abdulle ahna madaxa waxbarashada Abaal social service XAFLADA FURITAANKA ADEEGYADA BULSHO CAFIMAADKA IYO WAKBARASHADA, EE HABKA DEYNSIINTA (INSTALLMENT)

02/08/2023

Hadal Jeedinta Maamulaha Guud ee Shirkadda Abaal Social Services Cabdi Qani Xasan Cali
“Daruufaha heysta dadkeenna ayaa nagu dhaliyay in aan aas-aasno shirkadaan si qofka markii lagu soo boodo oo xaalad caafimaad uu dareemo aan u amaahino lacag uu isbitaal ku tago iskuna daaweeyo”.

02/08/2023

Hadal Jeedinta Waziir Dowlah Wazaarad Ganacsiga
XAFLADA FURITAANKA ADEEGYADA BULSHO CAFIMAADKA IYO WAKBARASHADA, EE HABKA DEYNSIINTA (INSTALLMENT)

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Shaqaalaha, Wadada Via Liberia
Mogadishu
00252