22/03/2023
Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan idin leenahay nabad iyo caafimaad ku sooma.
MoIS
Security Research & Innovation Unit at Ministry of Internal Security, FGS.
22/03/2023
Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan idin leenahay nabad iyo caafimaad ku sooma.
MoIS
Khawaariijta Alshabaab iyo Khawaariijtii soo ifbaxday qarniyadii h**e maxay isaga eg yihiin? Waxaa su'aashan ka jawaabaya Shiikh Usuuli oo aan la yeelanay wareysi gaar ah.
MoIS
Qofka ka tirsan Khawaariijta Alshabaab ee is qarxinaya halkee ku dambeyn doonaa? Waxaa su'aashan ka jawaabaya Sh. Usuuli oo aan la yeelanay wareysi gaar ah.
MoIS
Khawaariijta Alshabaab waxay si cad ugu been abuurteen dastuurka JFS iyaga oo dhahaya "Ma ahan mid waafaqsan diinta Islaamka."
Waxaa arrintaas ka jawaabaya Shiikh Xasan Jaamici. Xafidullah.
MoIS
12/01/2023
Waxaa inoo ballan ah garoonka Eng. Yariisow, ex stadium Koonis.
MoIS
Soomaaliya oo xor ah. InshaAllah.
MoSI
Khawaariijta Alshabaab waxay ku xadgudbeen diinteena naxariista badan ee Islaamka iyaga oo baneystay daadinta dhiiga culummada iyo shacabka masaakiinta ah ee la daalaadhacaya abaarta iyo macluusha ka jirta dalka.
MoIS
Khawaariijta Alshabaab wax naxariis ah oo ay leeyihiin ma jiro, waxayna ka been sheegeen diinteena naxariista badan ee Islaamka. Halkee diinta kaga qoran tahay in dumarka la iska kufsado iyada oo lagu dhahayo ukhtii naftaa ku jeclaatay.
Halkan ka daawada muuqaal yar oo laga soo jaray filim caddeyn u ah kufsiga Alshabaab ay ka geysteen degmada Raage Ceele ee Shabeelle Dhexe.
MoIS
Welcome everyone
| 09:00 - 17:00 |