Donald J. Trump wuxuu caalam-ka kacodsanayaa in laga taageero furidda gacan-ka hormuz. Hadaba maxaa keenay calaacalka Mareeykan-ka?.
1-in maciishada caalam-ka ay kor u kacday, taasoo keentay in tarmp uu lakulmo cadaadis gudaha dalkiisa ah.
2- iyo in dagaalku noqon waayay mid fudud, dadkana uu ku mashquulsho tallaabooyinka uu qaadi doono maadaama uu kuguul darreeystay wajiga h**e ee dagaalka kasocda bariga dhexe.
Said Al-Saqafi
Said Al-Saqafi
walaal waxad wax ku tahay awodda iyo doonista Allah, ee qado amar-kiisa si aad uga guul gaarto hadafka wanaagsan. ka qayb qaado faafinta wanaaga.
waxaan had iyo jeer u taaganahay wacyi gelinta dadkeyga iyo u adeegidda dalkeeyga hooyo. Mahadsanid Fallow me
Su'aal da' weeyn?.
Saaxiibayaal waxaad sheegtiin rasuulkii ugu h**eeyay ee loosoo diray ariga uu ku noolyahay Banii-aadamku?.
Qare: Said Al-Saqafi
Dad-ka kunool magaalada Muqdisho, waa ineey ilaashtaan amnigooda oo aysan yeelin hadalka dadka marin-habaabsan, waana in ay kadanbeeyaan booliska wadanma.
Said Al-Saqafi
Melateriga Mareeykan-ka iyo Isra'iil tallaabadii ay qaadeen ee aheeyd duulaanka lagu qaaday jamhuuriyadda Iran waxay noqotay mid bariga dhexe oo dhan gilgishay haba ugu darnaatee carabtii dabadhilifka iyo naasnuujinta u aheeyd cadow-ga islaam-ka.
Said Al-Saqafi
MW Hassan Sheikh Mohamud wuxuu noocadeeyay in siyaasiga Soomaaliga ah uusan dooneeyn in lagu wadaxaajoodo dastuur-ka dalka uyaalla.
Said Al-Saqafi
Waxaa bogaadin mudan tallaabada ay maanta qaadeen baarlamaan-ka Soomaaliya, oo ah dhameeystir-ka dastuurka dalka. Waa darbi adag oo lajebiyay oo aan rajeeyneeyno in uu dhabaha guusha u horseedo dowladnimada curdunka ah ee ay bulshada Soomaaliyeed ku taameeyso hormarkeeda.
Said Al-Saqafi
Dambiilayaasha gacan ku dhiiglayaasha ah ee Mareeykanka iyo Israa'iil iyo guud Islaam isku sheega daba-dhilfka u ah gaalada, waxaan rajeeynayaa in ay noqdaan kuwa kubaba'a gacanta mujaahidiinta Iran oo kaashanaya Allah (SWTC).
Said Al-Saqafi
01/03/2026
Waa shahiid u halgamay diinta islaamka geerida kutimid hugaamiyaha Iran Aayatullah Ali khameni waxba k**a badali doonta hadafka ay leeyihiin halgamaayaasha islaamka. Waana arrin ay kashaleeyn doonaan gaalada iyo kuwa daba-dhilifka u ah. بإدن الله الكريم
Said Al-Saqafi
ALLOW ALLE
Wadankeenna Alle habadbaadiyo
Said Al-Saqafi
Waxaan si adag u canbaaraynayaa dilka iyo dhaawaca loo gaystay shacabka maanta lagu rasaaseeyey Xaafadda Buulo Maaxaay, Degmada Hilwaa, Gobolka Banaadir. Allaha u naxariisto intii dhimatay, Allahana caafimaad degdeg ah ha siiyo kuwa dhaawaca ah.
Waa ayaandarro weyn in barakicin iyo dhulboob weli lagu hayo danyarta, gaar ahaan xilli Ramadaan lagu jiro, iyadoo dalku wajahayo abaaro iyo dhaqaale xumo.
Dalkeenna waxaa dumiyey waa awood uu damac shakhsi hoggaaminayo oo aan lahayn dabar sharci iyo mid akhlaaqeed taasoo loo adeegsado kuwa aan isdifaaci karin. Dulmigu kuma faafo oo keliya kuwa ku kaca, ee wuxuu ku faafaa aamusnaanta kuwa istaajin kara. Waana tan uu Qur’aanku inooga digay in fitnadu aysan ku ekaan doonin oo keliya kuwa dulmiga geysta.
Dowladnimo waxaay ku dhisantaa xeelad siyaasadeed oo kadhaxeeysa dadka wax garadka ah; sababtoo wax garad-ku hadii ay is weeydaarsadaan aragtiyadooda waxaa imaaneeysa in laqaato fikrad lagu heshiiyay, taasoo ugu danbeeyn horseeda horumar dhinac kasta ah.
Said Al-Saqafi
Click here to claim your Sponsored Listing.
