Arsenal inkaar ayay qabtaa!
Ilyas Sheikh Ahmed
Member of the House of the People, Federal Parliament of Somalia.
Guushaada Baqo ayaa lagu daraa!.
(Yacnii waa loo baqaa)
Laftagareen isagaa dhihi jiray Khawaarijta in la fiiriyo bes rabaan. Ileen isaga ayaaba in la fiiriyo kaliya u baahnaa!.
Duulaanka Beeydhabo lagu yahayna waa ila qaldanyahay!. Doorashada la sheegay in ay maanta Beeydhabo ka dhacdayna waa ila qaldantahay!. Midkoodna dowlad dhiska dalka uma hiilineeyso.
Sida muuqata, ruxasho waa dhamaatay ee kala riixasho ayaa bilaabatay!.
Waxaan soo jeedin lahaa in Wasir-dowle & Wasir ku-xigeen la iska dhaafo hada kadib!.
Sababtuna waa in markii horana magaca looga dheelay oo “Niic” loo bixiyay!. Hadana waxeey ku sii darsadeen in ay maalinba maqaayad ka qaxweeyaan!.
19/03/2026
Ciid Wanaagsan.
Do or Die!
MA XAQ MISE XEER?
XAQA:
Markii runta loo hadlo, waxeey aheeyd in Laftagareen uu doorasho galo December 2022 oo muddo xileedkiisii sharciga ahaa ku ekaa…ha guuleeysto ama halaga guuleeysto yeel kadeede. Waa sida XAQA ah markii loo hadlayo!.
XEER:
Waxaan dhamaanteen wada ogsoonahay in MW Laftagareen uu doorasho la’aan sii joogo talada maamulka KG sadax sano & dheeraad kale. Waxaana mugdi ku jirin in muddo dheereeysigaan uu Laftagareen ku helay taageerada buuxda ee MW Hassan Sheikh oo waliba u af duubay siyaasiyiin aad u miisaan culus oo reer Koofur Galbeed ah, ayna ku jiraan xitaa qaar saaxiib dhow la ah MW Hassan Sheikh, oo dhamaantood hami uga jiray hoggaaminta maamulka KG.
Dabcan, Hassan Sheikh wuxuu dakanooyin siyaasadeed ee badan u galayay ma aheeyn in uu ku raaxeeysanayay hoggaaminta Laftagareen ee KG lakin agenda siyaasadeed ayuu ka lahaa oo ah in uu Laftagareen la hirgaliyo barnaamij siyaasadeedka ku dhisan doorosho Qof & Cod ah in dalka la gaarsiiyo. Sax & qalad meel ii dhig.
Gabagabadii, wixii raggu siyaasadda uga xeertamay sidii looga balamay ha u shaqeeyaan. Hadii taas la waayo waxaa ila qaldan ninkii balankii la isku ogaa xeer-dhaafay!.
04/03/2026
Soomaaliye maanta waxeey yeelatay Dastuur dhameeystiran!.
Golaha Shacabka: 186
Aqalka Sare: 36
Total: 222
Full House!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Soddonka Street
Mogadishu
