Xal baan rabaa,xumaan waan wadaa.
Waa xilkas daradda xamar taal.
Col. Abdulkadir Dahir Abdulle Basuke
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Col. Abdulkadir Dahir Abdulle Basuke, Government Official, Mogadishu.
Madaxa Hoggaanka Warshada & Waxsoo saarka C.A.S ahna Taliye Xigeenka Hoggaanka Maaliyadda ahna Xisaabiyaha Guud ee Hoggaanka Maaliyadda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Go,aanka Hoggaamiyahan ey Duureedka yaa la mid ah ayaad isleedahay maanta!
28/02/2025
Ramadaan Kariim dhamaan umadda Muslimka ah
10/02/2025
Waxaan Halkaan uga Hambalyeenayaa Walalkey / Saxibkey 𝗚𝗮𝗿𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗦𝗮𝗺𝗮𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗢𝗺𝗮𝗿 oo ka mid ah 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐚𝐣𝐚𝐝𝐚 1-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐝𝐚 kaas oo Madaxweynaha J.F.S Dr Hassan Sheikh Mohamud u dalacsiiyay Darajada 𝐆/𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞.
intaan iyo in kabadan ayaad u qalantaa 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧𝐞 🫡
02/01/2025
Waxaan u mahad celinayaa Madaxweyne Jamhuuriyadda Federalka Sommaliya ee ka markhaati furay wax qabada iyo waayo aragnimada shaqo S/Guuto. Mahad Cabdiraxmaan Adan una dalacsiiyay Derejadda S/Gaas.
Hambalyo Hambalyo Saxiib/Taliye.
Waxaan maqli jiray,
(Rayi xumo rag ayay kugu dirtaa')
01/10/2024
Waxaan Bogaadin iyo Mahadnaq mud iyo Miisaan leh ku Maamuusayaa S/Gaas Sulub Axmed Firin in uu ku abaal mariyay Colonel Muuse Maxamed Xasan shaqo wanaag,wax qabad iyo hawl-karnimadiisa una dalacsiiyay derejada G/sare
Waxaana lee yahay Hambalyo Hambalyo walalkay Muuse.
Waxaan farxadda la qeyb sanayaa Walalkey / Saxibkey 𝗚𝗮𝗿𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗦𝗮𝗺𝗮𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗢𝗺𝗮𝗿 oo kamid ah 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐝𝐚 oo Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud uu u dalacsiiyey Darajada 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐥𝐞, kaasi oo ku muteystay 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐤𝐚𝐫𝐧𝐢𝐦𝐨 iyo 𝐃𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥.
𝐆𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐥.
21/05/2024
Hambalyo col.Abdulkadir Abdullahi Hayow
Xilka lagu igmaday allena hakula garab galo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
