Cuntada ugu wanagsan ee lagu suxuuto iyo tan lagu afurayo || Sheekh Dirir
Mohamed Daahir
Fadlan isoo fallow garee
Sh. Mustafe❤️
Xuseen og oo karbaashey Mubarak October😂
04/02/2026
Farxiya fiska oo u ninkedi garacay malmihi laso dhafay Aya dadku la yaaban yihiin .
Waxayna qadan la'yihiin iyada oo inta xoog leeg Inu garacow Mubaarak oo Half ah😂
Warkasina mid xaqiiq ah makula yahay
Kheyrka faafi walal🎤
Like&shere
29/01/2026
Magaalada muqadisho ayey dhex talaa africa wadan heesto ma jiro F16 wadanki ugu h**eeyay waa somaaliya cadawga dalkaan cashir la yaqaan ayaa lo dhigi donaa idan ilaahey
Canjeero Daanfi weli ma cunteyy
Shere&Like🫡
28/01/2026
Wariyaha kudhahay Yamal, haye miyaadan wali eegin Jadwalka kala saraynta champions league-ga.
Yamal ugu jawaabay wariyaha " kolay anaga Waa soo baxnay oo waa ugudubnay wareega xiga balse magaranayo cida aan wali ugudbin wareega xiga, laakiin hadaan eegayaa"😁
Real madrid 3 ku ogaa 9 aaday haduu arko waaba kusii dhooqaysanaa😂
28/01/2026
Somaliya iyo F-16
Waxaa Garoonka Dayaaradaha ee Magaaladda Mogadishu soo garay 3 Dayaaradood oo ah Dayaaradaha Dagaalka ee F-16. Kuwaa oo Wadamada heeysto ay yar yihiin, looguna tala galay Dagaaladda Goobaha fog fog.
Warkaa oo i soo garay Maalmo ka hor intii aan la keenin Dalka Dayaaradahaan, waan aamini waayay, ilaa markii Dambe aan iska hubiyay.
Weli iima cadda waxa ay Dowladda Somalida iyo Dowladda keentay ay u isticmaali doonaan, Laakin waxaa ii cad in Awoodda Ciidan iyo Siyaasad ee Geeska Afrika ay wax oa bedeli doonaan.
Qore: Yahya Amir
28/01/2026
Raalli-gelin...
Ma jiro qof la mid ah Sheekh Mustafe X. Ismaaciil oo taariikhda Soomaaliyeed soo maray — believe it or not.
Wallahi, hal muxaadaro oo uu jeediyo waxaa laga soo saari karaa buugaag badan. Nasiib-darro, wuxuu ku dhashay bulsho mararka qaar aan garanayn qiimaha dadkeeda waaweyn.
Waxaan aad uga xumahay in Sheekh Mustafe uusan helin ixtiraamkii iyo qadarin kii uu xaqa u lahaa, gaar ahaan waayadan dambe. Waxaan arkayaa dad badan oo maagaya kuna xadgudbaya, kaddib hadalladii uu ka jeediyay aqoonsiga Somaliland.
Ma aha markii ugu horreysay ee sheekha la maagayo. Xilligii uu bilaabmay dagaalkii Laascaanood, isla dadkii maanta ammaanaya ayaan markaas arkayay iyagoo si xun u caayaya. Taasi waxay muujinaysaa sida aragtida dadku marba meel ugu leexato.
Sheekh Mustafe ma aha qof la iibsan karo ama wax loo yeedhin karo waxa uu dhahayo. Waa nin u hadla sida uu isagu u arko inay sax tahay, kana duula cilmigiisa, damiirkiisa, iyo fahamkiisa diineed.
Sidaa darteed, aragtida sheekha laguma maagi karo aragtidiisa. Waxaa waajib nagu ah inaan siino ixtiraamka iyo qadarinta uu mudan yahay, kana fogaanno hadal aan u qalmin. Waa inaan Ilaahay ka baqnaa, af-xumadana ka daynaa culimada, gaar ahaan kuwa cilmiga iyo waayo-aragnimada leh.
Abdisalan Abib ✍️
27/01/2026
Madaxweynaha Eritrea ayaa yiri Somalia waa dal barwaaqo ah oo xeebta ugu dheer africa haaysto shacbka dalkaasina waa dad wanaagsan lkn madaxda dalkaas ayaa ah kuwo adooman ah oo cadawga faraha badan ee Somalia wada hoos jiifa oo tuugayo.
Waxaa ugu daran buu yiri kuwa maamulada gobolada joogo oo ah dad aanay u biloowneeyn siyaasada maanta ee dunida ka jirto hadeey fahmi lahaayeen qaabka eey dunidu u shaqeeyso 10 sano inka yar Somalia waxeey noqon laheeyd dal barwaaqo sooran ah balse adoomanka sidee laga yeelayaa ayuu hadalkiisa kusii daray
Hadaba ka dhalinyaro ahaan rag iyo dumarba mala imaan karnaa hab aan uga hor tagi karno hogaan xumada dalka haaysato?
27/01/2026
🗣 Garsoorihii h**e ee Premier League, Mark Clattenburg, ayaa ku boorriyay PGMOL inay sameeyaan isbeddel xeerarka ah oo ku saabsan xiliga set-peice-yada in gool-haayaha firaaqo yar la siiyo
Tusaale sida ay hada boortayaasha ku sameeyaan dood badan ayaa taagan , dad badan ayaana qabq D box in loo sameeyo boortaha oo loogu tagi karin si uu is riixriixa faraha badan ugu badbaado.
Maxay kula tahay adi?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
