Kacaanka Tv

Kacaanka Tv

Share

Halkaan kala soco warar dhameystiran
kuna saleysan xaqiiqda.

29/05/2026

:- 43-Gaari oo Tikniko ah ayaa Galabta Cadaado kasoo dhaqaaqday waxana la rajaynayaa ilaa cawa inay Samareeb Gaaraan .
Xogo ayaa sheegaya in Ciidankan yihiin Jifo hoosaadka M.Qoorqoor,.

Villa somalia ayaa aad uga naxdey awooda uu lasoo baxay qoorqoor

29/05/2026

: Agaasimaha NISA Mahad Salad ayaa u tanaasulay Liiban Shuluq waxaana la qaban doonaa kulan labadooda lagu heshiisiinayo.
Intaas kadib JSP ayaa ka tashaneyso sidi Axmed Qoorqoor ay ku bixin lahayen iyaga oo mideysan.

29/05/2026

Qoor Qoor waa uu tanaasulayโœ…๏ธ
Wuxuuna go'aansaday in uu iska qaato lacag 5 milyan ah oo ay dowladu u balan qaaday!

Maku saxan yahay in uu qoor qoor tanaasulo?

29/05/2026

๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž.
๐†๐ž๐ง๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐š๐ซ

Bulsho weynta ku nool Hirshabelle oo taageero buuxdo oo 100% ah u muujiyay General Abdullahi Mocalin Mukhtaar oo ah musharaxa madaxweyne ee ugu cad cad dowladda Hirsbabelle.

General Abdullahi Mocalin Mukhtaar waa astaan geesinimo, hoggaan adag iyo waddaniyad dhab ah waa nin u taagan difaaca shacabka, ilaalinta amniga iyo horumarinta qaranka, isagoo mar walba hormuud u ah halganka nabadda iyo xasilloonida dalka.

Generaalku waxa uu kasoo jeedaa Beesha ugu awoodda badan dhanka hubka iyo ciidanka beelaha d**o hirshabelle.

29/05/2026

Ciidan maleeshiyaad ah oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin ciidanka dowlada ee la geeyay beydhabo ayaa kala jiitay xoolihii udxiyada.

29/05/2026

Beydhabo: xoolihii udxiyada ayaa shacabkii loo xabadeeyay!

28/05/2026

Wasiir keyse oo ka tirsan maamulka galmudug ayaa sheegay in aysan dagaalami karin
Oo laga hareereeyay 4ta gees ee magaalada.

28/05/2026

๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ง ๐ ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
๐’๐š๐š๐ฅ๐š๐ฑ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐‰๐ฎ๐ซ๐ก๐ฎ๐ฆ.

Maanta waxaan cod iyo taageero buuxda u muujineynaa musharaxa xilka xildhibaanimada Golaha Wakiillada dowlad gobaleedka Hirshabelle.

Saalax Hussein Jurhum waa shaqsi leh karti, hufnaan, iyo aragti fog kaas oo bulshada wax badan u qaban kara.

Waxaan shacabka ugu baaqaynaa in ay codkooda siiyaan musharax ka shaqeyn kara cadaalad, horumar, iyo matalaad dhab ah.
Codkaagu waa mustaqbalkaaga โ€” taageer musharaxa mudan kalsoonida shacabka.

Kullankaani wuxuu ahaa kullan gaaban oo lagu dhiira-gelinayay xildhibaanka iyadoo lagu kala warqaaday.

28/05/2026

Taageerayaasha Madaxweyne Xasan Sheikh maka mid tahay?

28/05/2026

DEG DEG: dowlada soomaaliya oo ciidan ku daabuleyso magaalada samareeb.
Su'aasha taagan waxay tahay samareeb mala mid tahay beydhabo?

28/05/2026

๐Š๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐จ: ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š.

Maalmahaan ciyaalki la magac baxay "ciyaal weero" ayaa dib u bilaabay dulmigi,dhaci, iyo dilalkii ay ka geysan jireen qeybo kamid ah magaalada muqdisho.

Shalay ayaa ugu dambeysay, 2 wiil oo dhalinyaro ah ayey ku dhaaweceen taleefanadiina uga qaateen laamiga cusub ee jamhuuriyo,inta u dhexeysa masjidka turkiga iyo Fagax.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu