jimca wangsan
Horumarinta Dhallinyarada Gaafow
waa Urur ka shaqeeya horumarinta danaha dhallinyarada Xuseen Codweyne
30/03/2022
Shaqo Waxaa Ugu Fiican Mida aad Baratay Inaad Ku Shaqeyso.
Hambalyo . MOHAMED MUUSE HASSAN Oo loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Ganacsiga Beeraha iyo hormarinta Suuqa Ee Wasaarada Beeraha Galmudug.
Waxaan Leenahay Masuuliyada laguu igmaday allaha kuu fududeeyo Waxaan aaminsanahay ineey Shaqadaan tahay Xirfadaada Hormarineed Ee Beeraha iyo Wax Soo Saarkooda.
Hambalyo iyo Bogaadin
Bismillaahi Raxmaani Raxiim,
Maanta oo ay taariikhdu tahay 19/03/2022,
Ururka Horumarinta dhallinyarada Xuseen Codweyne ee ( Gafow Youth Development) waxa uu bogaadinayaa doorashadii kaalinta dhallinyarada Abakar Majabe ee ey shalay doorasho daah furan oo aan cid gaar ah loo xirin ayna ka wada qeyb qaateen wakiillo ka kala socday 4ta jilib ee Abakar ku doorteen Gudoomiyaha LABADA sano ee soo socota dhallinyarada u adeegi doona Inshaa Allah.
Sidoo kale Horumarinta Dhallinyarada Gaafow waxa ay gudiggii farsamada ee usoo dhabar adeygay ka miro dhalinta himilada hooggaanka dhallinyarada iyo 4ta Guddoomiye ee ku garabka taagnaa gaaarista hiigsigaan fog uga mahad celineysaa sida xilkasnimada leh ee ay howshaas culus usoo gutteen.
Ugu dambeyntii Heyadda Horumarinta Dhallinyarada Gaafow waxa ay hambalyo u direysaa Gudoomiyaha Cusub ee la doortay Mudane Abubakar Dahir Mohamed waxaana Alle uga baryeynaa in uu xilkaas Alle ku ceeb asturo.
Alle ayaa mahadleh
Md. Gud. Ahmed Hassan Kulmiye
Jimca wanaagsan Bulshada Xuseen Codweyne
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
