08/08/2022
hishabeele alle hala garab galo shaqada ee u hayaa buslahada somaliyeed gaar ahaan shacabka reer hirshabeelle
abdullahi hussein
yuusuf hagar gadabageed
adviser
08/08/2022
hishabeele alle hala garab galo shaqada ee u hayaa buslahada somaliyeed gaar ahaan shacabka reer hirshabeelle
abdullahi hussein
yuusuf hagar gadabageed
birmada Hassan Sheikh Mohamud madaxweyne daacad ah 💪💪
Xuquuqda Qofka Eedaysanaha Ah.
Qofka eedaysanaha ah ee loo haysto danbi uu galay ama waajib saarnaa oo uu gudan waayay darteed, waxa uu xaq u leeyahay innuu helo xuquuqahan aas'aasiga ah.
Eedaysanaha waa in loo sheego eediisa, helo xaqa isdifaaca, qareen iyo caawimo sharci. Sidoo kale uu qareenkiisu goob joog ahaado waqtiga waraysiga haddii uu u baahdo.
Innuu helo maxkamad caddaalad ah, dacwadiisana u dhegaysata si furan oo ehelkiisa, asxaabtiisa iyo bulshada ciddii kale ee danaynaysaa ka soo qayb gali karaan iyo innuu goob joog ka ahaado waqtiga dacwaddu socoto.
In eedaysanaha laga soo qaado danbi laawe ilaa uu ku caddaado danbiga lagu soo eedeeyey si waafaqsan sharciga. Mabda'ani waxa uu ku cadyahay baaqa caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha qodobkiisa 11aad, Cahdiga Caalamiga ah Ee Xuquuqda Madaniga ah iyo siyaasadda qodobkiisa 14 (2), Cahdiga Africa ee Xuquuqda Aadanaha qodobkiisa 7 (6) iyo sidoo kale cahdiga Carabta ee Xuquuqda Aadanaha qodobkiisa 16aad.
Qofka eedaysanaha ah waa innuu xor ka yahay nooc walba oo khasab ah, handadaad ah, jidhdil ah iyo in loola dhaqmo si bani'aadantinimada ka baxsan.
In aannu la kulmin wax faquuq ah, oo aan loo eegin jinsiga uu yahay, asalkiisa, midabkiisa, luuqadiisa, diintiisa ama aaminaadiisa, qoomiyadda uu ka soo jeedo iyo qarankiisaba.
Qofka eedaysanaha waa innuu helo turjumaan haddii aannu fahmayn ama ku hadli karin luuqada maxkamadda.
somalia heshiis ah
dunida heshiis la’ah
xildibaane pro Hassan Sheikh Mohamud nala dooro
12/04/2022
تخيل إحدى هذه الإبر تدخل في إصبعك و تخرج من الجهة الأخرى !؟
حسنًا. ، تخيل أنك تمسك أكبرها و تغرزها في رأسك !!
فهذا خيرًا لك من أن تمس إمرأة لا تحل لك
قال رسول اللّٰه صلَّ اللّٰه عليه وسلم :
لأن يطعن في رأس أحدكم بمخيط من حديد خير له من أن يمس امرأة لا تحل له . 🤚
05/01/2022
Person of the year 2021-2022
Ali Gudlawe Hussein
You deserve this victory, the way you lead Hirshabelle State House and how you participated in politics and represented the people of hirshabeele
04/01/2022
03/01/2022
madaxweynaha ruuxiga ah ee dowlad gbldyada
03/01/2022
madaxweynaha kaliya shacabkiisa jcl mudane Ali gudlawe husein
prof Hassan Sheikh Mohamud