Ibra Samadoon

Ibra Samadoon

Share

walal naftada dhis marka h**e adigoona waxkale sameyn

06/07/2023

: Liiska Magacyada 18 Masuul oo isugu jira kuwa xiran iyo baxsad ka ah Cadaaladda.

25/06/2023

Kante oo ku sugan Makka si u soo guto Wajibaadka xajka.

25/06/2023

"Mudo 12 sanno ah adiga ayaa kuu shaqeynaayay, si'aan Yurub kuu keeno lacagta aan shaqeyn jiray Hooyadeey Biil uguma diri jiray adiga ayaa kuu soo diri jiray"

Maanta markaan Yurub ku keenay meel cidla ah ayaad iiga dhaqaaqday . Maxa ka sameeyey "

Gabadhaan oo ku nool Norwey ayaa sida tiri iyadoo ilmeynaysa ..😱😱😱

25/06/2023

Qosolka aduunka kkkkkkk

22/06/2023

Kusali xabiibkeena muhamed rasuullulah scw [[share ]]

20/06/2023

Garoowe, Talye Muumin oo dhex lugaynaya magalada Garoowe.

Ibra samadoon

18/06/2023

Walal ka qeyb qaado dhismaha masjidka

Photos from Ibra Samadoon's post 29/05/2023

Turkiga waxa looga dabaal degayaa 570 guuradii ka soo wareegtay markii Suldaan Maxamed Faatix uu furtay magaalada Istanbul oo gacanta Muslimiinta Cismaaniyiinta soo gashay sannadkii 29 May 1453 kii.

Istanbul hadda waa magaalada ugu dadka badan Turkiga waana magaalo halbowle u ah dhaqaalaha dalkaas.

Photos from Ibra Samadoon's post 13/04/2023

Reer Jigjiga intooda badan oo galabta badhtamaha magaalada ku afuray, madaxweyne Mustafe Cagjar, ayaa ka mid ah dadka ka qayb-galay Afur-wadareedka reer muqdisho ka shekeya hee

01/04/2023

Yaa sheegi kara biladaani magaceega

25/03/2023

Muusow dhulbahane ma baratay
Dhuuuso hhhhhhh

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu