08/07/2024
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedyada macno darrada ah oo uu ugu danbeeyay dagaalka ka socda degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Maamulka Jubaland ay qaadayso tallaabooyin degdeg ah oo lagu xaqiijinayo nabadda iyo degenaanshaha degmada Luuq, si la mid ahna la farayo Ciidamada Qalabka Sida in ay u istaagaan ka hortagga dagaallada iyo colaadaha sokeeye oo fursad u ah in Khawaarijtu ay ku sii dhuumaaleystaan deegaannada ay kaga harsan yihiin dalka.
"Wada-xaajood iyo dib-u-heshiisiin ayaa ah furaha nabadda iyo horumarka. Waxaan ku boorrinayaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadaha iyo dagaallada sokeeye ee dalka in ay degdeg u joojiyaan, kana fogaadaan dabinka Khawaarijtu ay ku doonayaan in ay ku cimri-dheeraystaan si ay u sii dhibaateeyaan dadkeenna".
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa faray Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ay dardar geliso qorshaha dhab-u-heshiisiinta Qaran, si looga gudbo duruufaha horseedaya xasillooni darrada.
Dhammaad
25/05/2020
Labada Siyaasi ee xagga dabeecadda Siyaasadda iska shaabaho waa Enj. Xuseen Caydiid iyo Xil. Cabdirashid Xidig.
Enj. Xuseen: Ethiopia waxan nahay walaalo, hadda waxan ka fekereynaa in aan xuduudka baabi’ino oo aan hal Baasaboor sameysano. Bilo kadib: Ethiopia waa caddow, hadalkii h**e waxan ula jeeday idinka iska fahma, waa ujeedaan sheekada.
Xil. Cabdirashid: Axmed Madoobe nidaamkii Jubaland isagaa burburiyay, wax Sharciyad ah oo uu heysto ma jirto, waa nin isaga isdoortay, dadka reer Jubbaland ma aqbali doonaan waxa uu Axmed doonayo. Bilo kadib: Axmed anigaa aqoonsaday, sidaas ayuu Sharci ku yahay, Cidda dureyso jiritanka Maamulka Jubaland ee aan Nairobi kula heshiiyay waa cid cadaw ku ah dadka Jubbaland.
22/05/2020
Sixis Ma Cada Ilaa Hada Warka Sheegaya In La Soo Daayey Wariye Coldoon Inta Badan Ilaha U Dhuun Daloola Qoyskiisa Iyo Qareenadiisi H**e Ayaana Sheegay In aanay hayn Wax Cad oo Sheegaya In La Soo Dayeyey Wariyaha
Walaw Ay Jiri Karaan Amaro La Bixiyey oo ah Soo Dayntiisa Hadana Ilaa Hada Lama Hayo War Rasmi Ah
21/05/2020
Aduunka meela k**a jirto in qofku wuxuu doona sameeyo, waxa dawlad nimadu ujirto ee magaca loogu bixiyay shacankuna uwakiishay ayaa ah ilaalinta kala danbaynta iyo xasiloonida dalka, kooxaha doonaya inay degaanka ka dhigan meel fowdo iyo khal khal kajiro ee hadana sheeganaya inay Mucaarad yihiin umada halaga qabto.
Mucaarad ku xad buuleyahay sharcigana k**a sareeyo, ujeedka ayleeyihiini Waa in laxidh xidho kadibna ah kudoodan Jigjiga matagi karo oo ay xoojiyaan kuwa Addis garaabada kucuna.
Dawladu 10 wiil oo calooshooda u ah Mucaarad dawlad uma aha ee 8 deeda million ee Soomaaliyed baa iskale halaga qabto umada kuwan.
12/05/2020
Maqaalka Guuxa badan dhaliyay ee Huud Badru Deen Maxaa sax ah maxaase khalada oo kujira sikooban.
• Markii lagu solaabtay Dalka Sanadii 2018 Ururku ONLF sidii ladoonayay kamuunan xuubsiiban hanaankii Jabhadees isagoo isudiyaarinaya intuu galo tartan doorasho degaanka kadhacda ama dalka.
•ONLF ma’aysan galin heshiis lamida Sida ururka Oromada ee OLF iyo ururadii kale ee Mucaarad ka ahaa, waxaase jiray balan qaad guud inay barmaamuj kooda siyaasadeed sinabad galiya ah usii wataan wadanka gudihiisa.
•waxaa jiray iskuday lagu doonayay in lagu xaliyo dhinacyada ay khusayso isfami Waa iyo khilaaf ururka kadhex jiray balse nasiibdaro aan xisaabtaba ugu jirin hogaanka ururka.
•doorashadii kadhacday Magaalada Godey oo rajo laga qabay in isbadal iyo xisitaan lagu sameeyo hogaanka ururku islamarkaana ay safka h**e imadaan aqoonyahan da’ayara laguma guulaysan. Iyadoo hogaanka cusub ee ladoortay uu dib uqaaday wadiiqadii h**e ee ururku hayay.
• Bishii December ee sanadkii tagay ee 2019 hogaanka xisbigu Waa Dr Abdi raxman madey e wuxuu Magaalada Nairobi kula kulmay wakiilo kasocday Jabhada TPLF.
• Dr Madey wuxuu si sharci dara ah Magaalada Dubai ugula kulmay Abdi Iley Madaxwaynahii h**e ee degaanka Sanadii 2017.
• Wuxuu lakulmay Axmed Madoobe iyo Faysal Cali wareebe oo Tv ga horncable kasheegay inay samaysanayaan isbahaysi dagaal lagala itoobiya. ( marin habaabin siyaasadeed iyo jaahwareerin intan anaa kudarsaday).
• Qof katirsan Ururka oo Addis Ababa jooga ayaa ii xaqiijiyay in Dr Maday dawlada dhexe ee Itoobiya ku amartay inaysan ONLF xidhiidh siyaasadeed oo madaxbanaan (arimaha dibada) samayn karin iyadoon ogalaansho kahaysan wasaarada arimaha diba ee Ethiopia.
• ONLF waxay xidhiidh laleedahay maamul gobaleedyada Soomaaliya iyo dawlada dhexe wuxuuna hogaanka Xisbigu magalooyinka Addis Ababa iyo Nairobi kula kulmay Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubaland isagoo ka codsaday Inay xisbiga ONLF katageeran dhanka dhaqaalaha xiliga doorashada soosocota taasi oo ay aqabaleen inkasta oo xidhiidhka heer federal Somalia iyo ONLF Wali yahay mid caqabadi kajirto.
•Bishii March Hogaanka Xisbigu wuxuu Magaalada Muqdisho udiray kuxigeenkiisa Daahir Maxamed Cali si uu xafiisyo Xisbiga ONLF uga furto Magaalada Muqdisho taasi oo ay cadeeyeen xubna ururka katirsan.
• Jabhada ONLF waxay kagadooday qabashadii Abdi Iley iyadoo uu warbaahinta Sida BBC iyo VOA da kahadlay Cadaani Hiirmooge Afhayeenka ururka islamarkaana cambareeyay talaabadi lagu afgambiyay Ina Iley.
• Cadaani wuxuu shacabka degaanka ugu baaqay inay sameeyan iska caabin maalinkaasi laqabtay Iley. Halka barta Twitter ka ee ururka lagu qoray in Raysal wasaaraha Itoobiya joojiyo iskudayga xooga ah ee Military iyo Fara galinta qaawan ee degaanka iyadoo dhinaca kale haboontahay in ladhiso dawlad wadaaga oo uu Abdi Iley kamid yahay. ( Hada ogow Marka Cadaani sidaas leeyahay ururku was heshiisa muusan galine😉
• Iyadoo taasi jirto Macnaha ay diideen in xoog lagu qabto Abdi Iley hadana dhinaca kale Ururka ONLF wuxuu kahor yimid magacaabistii Mustafa Omer Madaxwaynaha degaanka ee xiligan ( wax layaable)
•ONLF oo duurka aaday Sanadii 1994 waxa kaliya ee ay lasoo laabatay caruur agoona, dumar wada carmala iyo maxaabiis dhibaato badan kasoo gaadhay ciqaabtii Ina Iley halka shacabka kale ee reer Itoobiya kutalaabsadeen horumar muuqda.( waa xaqiiqa jirta
• Jabhada ONLF/ Xisbigu wuxu samaynaya siyaasad ah inuu Dawlada dhexe Sxb kadhigto tan maamulka degaankana cadaw.
Muxuu yahay khaladka Kujiraa? Dabcan waa magac dhawga beel kamida kuwa degaanka oo ah arin aan saxnayn oo qoraagu sikale udhigi karay Lakin Marka khaladkaasi laga reebo maqaalka oo aad udheeri meela badana gacmaha mariyay dhamaantii Waa wax jira mana aha dicaayad ee Waa wax ay qirayaan golihii dhexe iyo Gudigii fulinta ee ururka.
Sida lagu xisay barta Twitter ka qoraalka huud ayaa leh Lakin Waxaan aamisanahay in ninka edit gareeyay oo laaxin farabadan iyo probagando kudaray meelaha qaarkood
Illahaw qalbiyadooda isusoo dhawee aaamin.