12/10/2021
Waa mape kii h**e, iyo mape ka cusub.
Guul usoo Hoyatay umada somaliyeed.
Hambalyo
Ku Soo Dhawaaada Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda
12/10/2021
Waa mape kii h**e, iyo mape ka cusub.
Guul usoo Hoyatay umada somaliyeed.
Hambalyo
Gudoomiyaha Xisbiga Tubta Horumarinta iyo Nabada ahna Musharax Madaxweyne Somalia. 2021/2025
Hussein Hassan Nuur..
Hussein waa Nin aqoon yahan ah, xog ogaal u ah xaalada Dalkeena Somalia maraya, waddaniyada ku weyn tahay.
Ka Samata bixin Kara Aqabadaha haysta Dalkeena.
Soo dhawoow Mudane
22/02/2021
Inna Lillaahi waa inaa ileehi rajicuun, Tacsi, XIsbiga Tubta Horumarka & Nabada waxuu Tacsi tiiraanyo leh u dira Ahelada, Tageerayaasha Xisbiga & Ummada Soomaaliyeed.
Geeriddi ku timid Allah u naxariiste Xoghayaha Xisbiga Pro: Maxamed Yusuf oo maanta ku geeriyooday Xamar.
Shirka Todobaadlaha ah ee Ururka haweenka Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda
Shirka Todobaadka ee Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda oo arrimo muhiim ah Looga hadlay.
28/10/2020
Waa hogaamiye Aqoon leh, wadani daacad ah Rabi Qaabka Siyaasadda Somaliyana inuu isbedel dhaqan dhaqaalle ku sameeyo isagoo tallo Saaranayo Allahii Abuuray iyo Awoodiisa Aqooneed
24/09/2020
Guuleyso Mudane
Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu soo dhawaynayaa kalsooni siinta coda aqlabiyada leh ay golaha shacabka ku siiyeen raisul wasaare Maxamed xuseen rooble.
Raisul wasaare Maxamed xuseen rooble waxaa umada soomaaliyeed ay kaa sugayaan balalanqaadyada muhiimka ah ee aad samaysay haba ugu h**eeyaan amniga iyo doorashada inaad ka dhabayso .
Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu alle u waydiinayaa wasiirka koowaad ee dalka in uu u fududeeyo howlaha muga leh ee horyaala.
Wabilaahi towfiiq
Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.

18/09/2020
https://www.facebook.com/102432214671035/posts/177786063802316/?sfnsn=mo&extid=HyhXfIiqdCnSIKvY
Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda oo si dhow ula socda xaalada siyaasadeed dalka waxaa uu soo dhawaynayaa isfahamkii Hoggaanka dalka ay ku gaareen shirarkii maalmahii ugu dambeeyay uga socday caasimada muqdisho.
Sidoo kale Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda waxaa uu bogaadinayaa madaxwayne farmaajo oo u magacaabay mudane Maxamed xuseen rooble raisul wasaaraha cusub ee dalka alle waxaan uga baryaynaa in uu la garab galo howlaha culus ee horyaala.