Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil

Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil

Share

military armies of Somalia capacity of Somalia military strategy

19/03/2025
19/03/2025

Waxa warbixin kooban ka bixinayaa xalada dalka iyo la dagaalaka qawarijta

29/01/2025
Mobile uploads 29/01/2025
Photos from Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil's post 12/04/2024

Geesi Qaran waa kan naftiisa iyo maalkisa u HURO:
XORNIMO WAXAA LAGU HELAA DHIIGA XINJIRAHA GEESIYAASHA QARANKA U HIBEEYAY NAFTOODA IYO MAALKOODA:

Horseed ayaad u tihiin Harka Dowladnimada, waxaad tihiin ra,jada Kaliya ee inoo Hilaacayso, sugnaan iyo sanada barwaaqa ah ayaan Eebbe idin kaga rajeynayaa Xooggii Dalkow.

64 - sano oo aad jirteen, sanadba kan ka dambeeyo Guulo is daba jog ah dalka iyo dadka u horseeda TAARIIKHDA SOOYALKA BAAL DAHAB AH AYAA KAGA QORAN TIHIIN: kalsoonidii shacabka somaliyeed ayaa hanateen DALKA waxa uu ku tilaabsaday nabad iyo XASILOONIDA Amini
Guulesta:

Photos from Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil's post 12/04/2024

Waxaan Munaasabada 12 ka April oo ah maalintii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Hambaliyo dhammaan Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda, Dableyda Ciidanka Xoogga iyo Xaasaskooda.

Guushu waxay ku soo baxdaa xinjiraha geesiyada Qaranka ku waas habeenkii markay shacabku hurdaan Geesiyada Qaranku maladaan habeen iyo maalin waa Daljiro Carbisan oo Naftooda u hibeeyay Dadka, Diinta iyo dalka Soomaliyed.
Guulaysta Geeshkayagow.
Geesiyaad Qaran Hotellada mukeyfyada leh ma seexadaan dhulka hoos u qodan iyo dhufeysyada ayeey u hoydaan waa daljir carbisan oo naftooda u hibeeyay DADKA Diinta iyo Dalka Guulesta Geeshkayagow:

Ciidanka Xoogga dalka, wa cududa kaliyaha ee ay Soomali ku Faanto waxaana ugu hambalyeynayaa guulaha isdabajooga ah ee ay ka gareen Dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Ciidanka Xoogga dalka, wa cududa kaliyaha ee ay Soomali ku Faanto waxaana ugu hambalyeynayaa guulaha isdabajooga ah ee ay ka gareen Dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Photos from Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil's post 12/04/2024

GEEDKA XORIYADA WAXA LAGU WARAABSHA SHIIGA
( GEESIGA )
Waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa dhamaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed munaasibada 64 guuradda ka soo wareegtay aas aaska CXD Sareeyayasha , Saraakiisha, Saraakiil xigeenadda, Alifleyda, Dableyda, Xaasaskooda iyo caruurtooda,
Dhamaan ciidanka xooga DALKA SOMALIYA GUUL IYO GOBANIMO KU NOOLAADA:

Geedka Xoriyadda Waxaa Lagu Waraabiya Dhiiga Geesiga.

17/10/2023
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Headquarter Of Somalia
Mogadishu