20/04/2026
MA U BAAHAN TAHAY ILAALIN DHAB AH OO LAGU KALSOONAAN KARO?
SSGPA waxay bixisaa guards tababaran, feejigan, oo sharaf leh.
π Amnigaaga = Masβuuliyaddeenna
π¨ Wac hadda: +252 610 769986
π Hel amni aad ku kalsoonaan karto!
12/04/2026
ππ π‘ππππππ πͺππ π ππ¦βπ¨π¨πππ¬ππππππ‘π
Ma hubtaa in goobtaadu si buuxda u ammaan tahay 24/7?
SSGPA Security waxay kuu xaqiijineysaa:
βοΈ Waardiyayaal tababaran oo xirfad sare leh
βοΈ Ilaalin joogto ah (24/7 maalmo & habeen)
βοΈ Ka hortag tuugo, khataro & dhibaatooyin
βοΈ Nidaam amni oo casri ah & la isku halleyn karo
ποΈ Waxaan ilaalinaa:
Shirkadaha β’ Xafiisyada β’ Goobaha dhismaha β’ Warehouse-yada β’ Guryaha
π¨ HA SUGIN ILAA DHIBAATO DHACDO β MAANTA KA HORTAG!
π +252610769986
π SSGPA Security β KALSOONI β’ BADBAADO β’ XIRFAD
12/04/2026
ππ π‘ππππππ πͺππ π ππ¦βπ¨π¨πππ¬ππππππ‘π
β π¦π¦ππ£π π¦πππ¨π₯ππ§π¬ β
Ma u baahan tahay waardiye la isku halayn karo?
SSGPA waxay kuu heysaa waardiyeyaasha ugu tayada sarreeya oo tababaran, xirfad leh, isla markaana diyaar u ah ilaalinta:
β
Isbitaalada
β
Guryaha
β
Shirkadaha & xafiisyada
β° Adeeg 24/7 ah β mar walba waan ku garab taaganahay!
π Nala soo xiriir maanta: +252610769986
β‘οΈ Ku kalsoonow SSGPA β nabadgelyadaada waa mudnaanteena koowaad.
10/04/2026
πππ ππ’ πͺππ‘ππππ¦ππ‘ ππππ πππ‘ π¨π ππππ π π¨π¦πππ πππ‘π§π
Suβaasha Jimcaha:
Waa maxay sifo uu Nabi Muxamed (SCW) ku sifayn jiray Jimcaha?
A. Maalin caadi ah
B. Maalin barako & duco ah β
C. Maalin uu nasanayo
D. Maalin ciyaar ah
π¬ Noo reeb jawaabtaada (A, B, C, D) comments-ka
π² La wadaag saaxiibadaa si ay uga faaβiideystaan
π Fariin qiimo leh
βοΈ Akhri Qurβaanka
βοΈ Ku dadaal duco & istighfaar
βοΈ Tuko Salaadda Jimcaha
βοΈ Samee camal kheyr ah
π‘οΈ Somali Security Guard Provider Agency (SSGPA)
βSafety is our priorityβ
π +252 610 769 986
π Muqdisho β Somalia
π₯ Hashtags
10/04/2026
π¦π’π πππ π¦πππ¨π₯ππ§π¬ ππ¨ππ₯π π£π₯π’π©ππππ₯ ππππ‘ππ¬ (π¦π¦ππ£π)
waxay raadinaysaa waardiye xirfad leh oo ka qayb qaata ilaalinta amniga iyo hantida.
β
shuruudaha
Dugsi sare oo aad dhameysay
Daacadnimo iyo anshax wanaagsan
Khibrad la shaqeynta dadka
π― Waxaan bixinaa:
Shaqo rasmi ah
Jawi shaqo oo ammaan ah
Horumar iyo tababar
π Hadda nala soo xiriir: +252 610 769 986
π Muqdisho β Somalia
π
Deadline: May 2026
SSGPA