Al-Amin Notary For Legal Consultancy

Al-Amin Notary For Legal Consultancy

Share

Nootaayada Al-Aamin
Al-Aamin Public Notary
مكتب كاتب العدل الآمن

22/02/2026

Sarkaalka Guud ee Xafiiska Nootaayada Al-Aamin iyo Latalinta Sharciga (Al-Amin Public Notary and legal Consultancy) ahna Xubin katirsan Gudiga Nootaayooyinka Gobolka Banaadir, Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal dagay Sanad Guuradii 56 Aad ee Aas aaskooda.

"Anigoo ku hadlayo Magaceyga iyo Kan Xirfadleyda Sharciga ee Saraakiisha Nootaayooyinka Gobolka Banaadir, waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal degaya Sanadguurada 56-aad ee Aas Aaskooda”

18/02/2026

Xafiiska Nootaayada Dadweynaha ee Al-Aamin wuxuu halkaan Hambalyo & Tahniyad ugu dirayaa dhammaan Shacabka Soomaaliyeed fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan 2026.

Ramadaan Mubaarak

10/02/2026

Taliyaha Qeybta Guud Booliiska Gobolka Banaadir, 𝐆/𝐒 𝐌𝐚𝐡𝐝𝐢 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐦𝐢𝐧 waxa uu hadal jeedin ka sameyn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida 𝐒/𝐆 𝐋𝐢𝐢𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐘𝐚𝐫𝐨𝐰, waxa uu hadal jeedin ka sameyn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan waxa uu hadal jeedin ka sameyn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, Mudane 𝐒𝐚𝐜𝐢𝐢𝐝 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 waxa uu hadal jeedin ka sameyn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, 𝐆𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐥𝐞 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐒𝐡𝐮𝐮𝐭𝐞 waxa uu hadal jeedin ka sameyn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane 𝐒𝐮𝐥𝐞𝐲𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 waxa uu hadal-jeedin ka sameyn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Hon. Bashe Y. Ahmed waxa uu hadal jeedin ka samayn doonaa 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026




10/02/2026

Keliya Saacado ayaa ka harsan Shir-sanadeedka 8aad ee Garsoorka Dalka. Fadlan ka soo qeybgal.

Garsoor Awood leh, Bulsho Aamin ah.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026

07/02/2026

Shir-sanadeedka 8aad ee Garsoorka Dalka waxa uu diiradda saarayaa sannadkan Kaalinta Garsoorka ee Ka-hortagga Dembiyada, Xaqiijinta Cadaaladda iyo Xoojinta amniga.

📍 Muqdisho, Soomaaliya
🗓 11 Febraayo 2026

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Via Roma
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00