03/05/2026
Darul Hikmah University-DHU
''وَأُفَوِّضُ أَمْرِي إِلَى الله''
"and I entrust my affairs to Allah"
03/05/2026
Darul Hikmah University-DHU
$1 oo aad bixisid oo walaalkaa oo dhiban ay wax u qaban karto waxa aad u bixin la'dahay ma fahmin.
Tan kale Suldaanka 5tasomaliyeed walaal lambarka Hormuud-ka ah ee EVC-ga lagu diraayo noosoo raaci.
Haddii lagu dhaho talo wax ku ool ah sii MD HSM, taasoo Dalkane wax u tareysa asagane Dhaxal uu reebay u noqoneysa, maxaad kula talin lahayd?
15/03/2026
Darul Hikmah University-DHU ❤️
12/02/2026
Marka adiga oo saaxiibadaa sugaayay si aad wehel, sheeko iyo waqtiba ula qaadatid laguu sheego in wadada laga celiyay oo aysan kuu imaan karin aad ha u fakarin ee ducada iyo saliga nabiga ﷺ badi caawa waa Jimcee.
30/01/2026
❤️ صلوا على الحبيب ❤️
22/01/2026
Switzerland xagee waaye yarkaan aan u tilmaamnee?
20/01/2026
اللهم بلغنا رمضان ونحن في أحسن حال ووفقنا صيامه وقيامه
"والباقيات الصالحات خير عند ربك ثوابا وخير أملا"
MD Xasan markii uu halkaan lahaa, waxaan aad u jeclaa in laqaato go'aanka ay Xukuumaddiisu maanta qaadatay.
Waa go'aan shaafiyay laabteena haba soo daahee ee fulintiisa noogu dara oo 48 hrs u qabtay aan idiin duceynee.