The Tenth President Of Somali
BANDHIGGA WAXQABADKA MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH MOHAMUD
15/06/2022
HAMBALYO mudane Ra'isul Wazaare
11/06/2022
SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO
Muqdisho, Juun 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.
Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon doona ayaa ku qotoma siyaasadda Madaxweynaha ee lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, waxaana diiradda lagu saarayaa qorsheyaasha hortabinta u leh dowladda oo ay ugu horreyso xoojinta wada-shaqeynta heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed iyo dib u heshiisiinta.
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada ayaa shirkan ku faaqidi doonaan dhammeystirka dastuurka, xoojinta nidaamka federaalka, adkeynta amniga dalka, dhisidda garsoor sal adag leh, xal u helidda arrimaha abaaraha iyo diyaarinta hannaanka doorashooyinka dalka.
Shirkan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Koonfur-Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed.
DHAMMAAD
08/06/2022
BALANTEENU WAA HORUU SOCOD
Hassan Sheikh Mohamud HAMBALYO
08/06/2022
Qaban Qaabadii Ugu Dambeysay Ee Xafladda Caleema Saarka The Tenth President Of Somali Mudane MW Hassan Sheikh Mohamud
"CAYAARTA WEYSOO DHAMAATAYE CAADI ISKA DHIGA"
BY: Hassan Sheikh Mohamud
The Tenth President Of Somali
By: Xafladii soo dhaweynta Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo ay Jaaliyada Somaliyed ee Denver Colorado qabatay Sunday May 29, 2022.
"SOOMAALI HESHIIS AH DUNIDANA LA HESHIIS AH".
HAMBALYO MUDANE MADAXWEYNE
Hassan Sheikh Mohamud
Guuleyso MUDANE MADAXWEYNE
29/05/2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud , Ra'iisul Wasaaraha XFS Mohamed Hussein Roble, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas'uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Waxa ay Alle uga baryeen in uu jannadii Firdows ugu deeqo Shirwac oo ka mid ahaa dadkii sida weyn uga soo shaqeeyay nabadeynta dalka iyo u adeegidda bulshada xilliyadii adkaa ee dalku soo maray.
MADAXWEYNE Hassan Sheikh Mohamud OO KU DHAWAAQAY HINDISAHA SHAQO ABUUR QARAN IYO HINDISAHA QARAN EE DHALLINYARADA SOOMAALIYEED.
25/05/2022
The Tenth President Of Somali Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal.
Madaxweynaha ayaa Dowladda Maraykanka uga mahad celiyey taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya.
25/05/2022
SU'AASHA CAAWA:-
Kahor Inta Aadan Ka Jawaabin WEYDIINTAAN,
1- LIKE
2- FOLLOW
3- SHARE
Intaas Kadib Isku Day In Aad Ka Jawaabto.
Jawaabtaada Hadii Ay Noqoto Tii Saxda Aheeyd Inla Markaana Aad Tahay Qofkii Ugu Horeeye Waxa Aynu Ku Xusi Doonnaa Magacaaga, Sawirkaaga Iyo Hadiyada Aad Mudeysatay.
NASIIBWACAN
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Makka Al-Mukarramah
Mogadishu
