Bayle Youth Unity
How will you a chief the member of youth unity Bayle
16/06/2022
Waxaa sharaf inoo ah in wasiirka 1aad loomagac aabo nin kuumade madalle Beydan Weyteen Allam Baalcad ah awguuriyo
Curadkii madalle wuxuu ahaa beyle waxaa curad xigen aha kuumade waxaa kasii yaraa waaqle waxaa gura dambeys aha madiinle ilahow idin barake tolkayow
04/06/2022
Waxaa galabta nalosheegay in ay tii Alle kutimid Walalkeen Marxuun omar Ahmed Sheikh Ow Abdi oo ku geeriyooday Bosaaso waxaan u tacsiyaynena Marwo amino hussein & caruurtii uu katagay marxuunka iyo ehliyadiisii dhamaan reer Ahmed Sheikh waxaan leenahay Alle Samir iyo Iiman haynaga wada siiyo isagana waxaan ugu ducayne janatul fardowsa in uu rabi kawaraabiyo sual qabrigana Rabi u fudaydiyo Amiin Yaarabi
Madaxwaynaha xaqa ah een dooran lahayn waa Dr mukhtaar Mohamed Sayid
Madaxwaynaha 10aad ee JFS insha Allah waanu Kuu Ducayne Nooduce Mudane
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadishu
