Isse Awad

Isse Awad

Share

This is my official Facebook on social media.
------------‐--------------------------------------

Barta rasmiga ah ee aan baraha bulshada ku isticmaalo!

26/10/2024
24/04/2023

"Ability and act is the best way that you can reach your goals"

28/08/2022

"Meeqo mar ayaa iguurso, iguurso ku dhahay, mar kasta waan is diyaarinaa ayaad ileedahay, aniga guur ayaan ubaahnahay" Waxaa sidaasi yidhi gabar muuqaalkeeda laga siidaayey warbaaahinta oo wiil ay wada socdeen waqtiga ku dheereeyey: waa halkii ugu dambeysay oo ay taaban kareysay, mana-jiro gidaar kale oo uharsanaa.

Walaalayaal, wiilalyaal, ragow dumarka waa ay jilacsanyihiin ee hala fahmo; markaan maqlay isma celin karo; ilinteyda waan celin waayey! Gabdhaha sidaan si dhaanta ayey istaahilaan.
Isse Awad

01/01/2022

Ma aynan arag Kirishtaanka oo u tartamaya soo iibsashada xoolaha lagu udxiyeysto maalinta ciid-weynta (Al-adxaa), mana aynan arag iyagoo is dhaafsanaya hadiyadaha iyo macmacaanka maalinta ciid-yareyda (ciidul-fidriga), waxaynu aragnay Muslimiin u tartamaysa is-dhaafsiga hadiyadaha ciidda dhalashada masiixiga iyo iyagoo sita geedka kirismaska, islana ruxaya codadka muusigga iyo dawanka Baaba-Nataalaha.

Arrintani waa jab iyo guul-darro ilbaxnimo (xadaaradeed) oo ku dhacday ummad laga itaal roonaaday oo ku daba naban kii ka adkaaday.

Madaxweyne Qays Saciid
Madaxweynaha dalka Tuunis.

-(Fasiraaddii Sheikh Suldaan Abdulqani Qorane)
Abdikadir isse

29/12/2021

RAJO BADNAA!

19/12/2021

Xaawo taako waa la dilay!
Yaa dilay? Hee cidii dishay qiyaamaha ayeey banaanka imaanaysaa maad sugtaan!

11/12/2021

Hooyo!

10/12/2021

Farmaajo waxa uu rabay muddo xileed laba‐laaban (4 + 4). Mucaaradku waxay hadda siiyeen hal sano (4 + 1). Mar kale, waxay rabaan in ay siiyaan hal sano oo dheeriya (dibu dhigis doorashay dalbanayaan). Taas oo macnaheedu noqonayo in uu odaygu 10 gu' oo xidhiidha fadhiyo Villa Somalia.

War hooy, aarmay Siddeeddu idiinka roon-tahay tobanka? ©️ Ismaaciil Cali

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mogadishu