Abdullahi Mire Dhif

Abdullahi Mire Dhif

Share

I am an Information and Communication Technology(ICT) expert who has been working for a long time,
I

10/03/2024

Ramdan kariim Umada Somaliyeed.

Waxaan idin la wadaga data laga diyaariya dadka America Ku nool qaabka mobelka u isticmalaan iyo waqtiyada isticmalaan, xogata oo gooban waxee ka muuqataa sawirka hoose.

Wadamada kale waa saan data maybe qaar inee dhereeyaan, xogtaan baa soo qatay saan idin tuso awoodo ledahay sandahaan u dambeeyay, ganacsatada Somaliyeed ma ku baraarugsana awooda ee ledahay badana waxee ka door bidaan laga tagay.

Hadii la fiiriyo ugu badanaan xogtaa 20qof ma gaareeso ama product rabtay inaa dadka tusto, but hada so bahisi adeegaa waxaa kala dooranee dadka rabto inaa alabtaa gaarsiiso, intee dhanyihiin melaha ee kala joogan, age, gender. But ganacstada waxee firinyaan kista yar ka baxeeso ma arkaan intee helayaan. Waa sababta gancsiga Somalia kor u kici la’ahaay.

Problem kale wuu jiraa oo ah dhalanyaro xirfadas ku taqsusuta ilaa wali ee la yihiin ganacstada Somaliyeed, dhalanyarow hala wada barto xirfdaha nolasha lagu mareeyo adeer shaqo ii geey waa ka talaabee adaa iska u shaqeyneeso.

10/10/2023

Ambassador Husam S. Zomlot oo ah safirka Palestine u jooga united kingdom ayaa mar oo waraysi siinayay warbaahinta BBC , waxa oo si xayladaysan ogu hadlay xalada ka taagan bariga dhexe.

Wariyaha ayaa dhowr jeer ku celceliyay inoo Ambassador Husam S. Zomlot cadeeyo mawqifka dowladiisa oga aadan waxa oo wariyaha ogu yeeray "xasuuq ay gaysatay maleesgiyadka hamaas" .
Ambassador Husam S. Zomlot oo ka falcelinaya hadalka wariyaha ayaa si cad u sheegay inoo San meesha u joogin in oo qof u danqado, asigoo hadalkiisa sii wata ayuu safirku yiri meeqa jeer ayaad waraysatay madax Israelis ah , waligaa mawaydiisay suaal sidaan cml ah".

Wariyahii BCC-da ayaa waraysi daqiido bdn qaatay gabagabeeyay kadib suashii adkayd oo safiirka hor dhigay dhamaan warbaahinta , madaxda iyo shuucabta kala ee reer galbeedka kuwaa oo u xagliya dhankaa iyo Israel hada iyo jeer.

02/08/2023

Today's run reminded me of the Olympic run in Beijing 2008 and Samiya Yusuf Omar.

This girl was a true runner and represented our country in a difficult situation and in the end she ended her life in the Mediterranean Sea because of the circumstances, hunger and poverty of the country's administration.

The thing that did not leave my mind is that "the running shoes she was wearing were donated to her by a Sudanese runner".

In an interview after the race in Beijing, she told a reporter how she felt that she would not be able to compete, she said, "I was living the mission of my country! The whole country is Somalia and I have done all the efforts, and it is a success for my country to appear in the arena of world competitions and I hope to win the race and also the next one in 2012".

Unfortunately, in 2012, she was excluded from the competition due to corruption. Add to that the fact that her father and uncle were killed in the same place and she was in danger many times, she ran away, became an orphan, and she gave up on the competition. Until she finally died in April 2012 on the beaches of Italy while searching for life.

Unfortunately, this girl is not mentioned or remembered, while the West has entered the position that her people could not enter, which is to write many books that have been translated into different languages ​​and to name her in many places. If you read the books written about it, you will be disappointed.

"Don't tell me you're afraid".
-Guiseppe Gotozella.

"An Olympic Dream"
-Reinhard Kleist.

May God have mercy on Samiya🤲

Photos from Abdullahi Mire Dhif's post 01/08/2023

“My father is dead, our mother lives in the region. I’m very happy that i got first place in the 8th grade exam in Banadir region.

Thank you God. I thank everyone who has supported me to reach this level, especially my parents and teachers".

This was said by Yaqub Mohamed who won first place in the 8th grade exam in Banadir Region.

20/07/2023

Manchester united aya u doratey Bruno Fernandes Captanka Cusub e kooxda.

17/07/2023

🚨 | Marcus Rashford ayaa Manchester United u saxiixay heshiis shan.[FabrizioRomano]

05/07/2023

Ka dib Bryan Robson, George Best, Eric Cantona, David Beckham, iyo Cristiano Ronaldo…

Mount aya xiran doona No.🔴7️⃣

27/06/2023

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda islaamka ugu hambalyeynayaa Ciidda Barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu noo dhaafo dambiyadeenna iyo in uu dalkeenna ku soo dabbaalo nabad iyo xasillooni waarta.

Shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay is cafiya oo is caawiya.

24/06/2023

Ciidammada Gaarka u tababaran ee Wagner Group ee uu hoggaamiyo Yevgeny Prigoshin ayaa xalay saqsii dhexe qabsaday magaalada Rostov ee dalka Ruushka.

Ciidankan oo uu la socdo hoggaamiyahoogu ayaa joojiyey dhammaan isu socdka magaaalada.
Wararka qaar wax ay sheegayaan in ay saaka dhulka soo dhigeen diyaarida Helicopter ah, nooca Mi-8 oo ciidanka xoogga dalku leeyahay.

Wagner Group waxa ay dalbanayaan, in la la hadlo oo wasaaradda difaaca Ruushku heshiis la gasho ay ku sii wadaan la shaqaynta wasaaradaha difaaca iyo guud ahaan ba ciidanka xoogga dalka.

Is fahanwaa ayaa muddooyinkii dambe ka dhaxeeyey hoggaamiyaha Wagner Group iyo Madaxda wasaaradda arrimaha difaaca gaar ahaan wasiirka difaaca Sergey Shoigu iyo Taliyaha ciidanka qalabka sida Waleri Gerassimov.

Madaxweyne Putin oo hadda saaxafadda la hadlay ayaa ku baaqay in xaaladda lagu soo celiyo sidiidii h**e isaga oo wacdna ku maray in uu difaaci doono amniga Ruushka.

Dalalka reer Galbeedka ayaa sheegaya in ay tani tahay dhammaadkiii Ruushka iyaga oo waxa socda ki sifeeyey inqilaab qorshaysan oo la soo abaabuley.
Xigasho:Khaalid Foodhaadhi

10/06/2023

Ma ilaabi karo qaabku goalka u dhaliyay anagoo gacmaha uwada taagne Rigooro balse waxa been wayeh yiri Rodri kaas oo Goal dahabi ah dhabarka jabiyay Dafacyada iyo goalhayaha shabaqa dul dhigay

Ma qiyaasi kartid wixii aan dareemay markan arkay shabaqa oo luxmaayo 💜💯😇

faarax dhiif

10/06/2023

Henrry " Qof Walba Wuu Og Yahay Jaceylka Aan U Qabo Arsenal, Laakiin Haddii Aadan Jecleyn Qaab Ciyaareedka Man City Dhibaato Ayaad Maskaxda Ku Heysataa?.

Henrry Wuxuu Taagan Yahay Kubadda Man City Haddii Aadan Jecleyn Waxaa Tahay Ruux Waalan.

Kamaal faarax dhiif

08/05/2023

Kabarak University oo kamida jaamacadaha ugu waa weyn ee dalka keny ayaa barteeda Facebook waxaa jabsaday wiil Indonesian ah kaa oo lagu sheegay dadiisa 13 sano jir, wiilka ayaa dhigta iskul ku yalaa jakarta casimada Indonesia.

Arinta layaabka ah ayaa waxa ay tahay jamacada ayaa bixisa dhowr bachelors oo la xariira sugida xogta technology-da, waxaa nh kamida ah Beacher of Science in Computer Security and Forensics Master of science in information technology security and audit PhD in IT security and audit .

Arintaan ayaa Walaac ku abuurtay ardayda technology-da jamaacda ka dhigta, arintaan ayaa lagu qeexay heerka taya xumada waxbarasho ee africa.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu