Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى

Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى, Notary public, Cornel Ambure, Mogadishu.

22/02/2026

Sarkaalka Guud ee Xafiisyada Nootaayada Al-Aamin iyo Latalinta Sharciga (Al-Amin Public Notary and legal Consultancy) & Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Arrimaha Sharciga (Lower Shabelle Public Notary and legal Consultancy) ahna Xubin katirsan Gudiga Nootaayooyinka Gobolka Banaadir, Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal dagay Sanad Guuradii 56 Aad ee Aas aaskooda.

"Anigoo ku hadlayo Magaceyga iyo Kan Xirfadleyda Sharciga ee Saraakiisha Nootaayooyinka Gobolka Banaadir, waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal degaya Sanadguurada 56-aad ee Aas Aaskooda”

22/02/2026

Sarkaalka Guud ee Xafiiska Nootaayada Al-Aamin iyo Latalinta Sharciga (Al-Amin Public Notary and legal Consultancy) ahna Xubin katirsan Gudiga Nootaayooyinka Gobolka Banaadir, Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal dagay Sanad Guuradii 56 Aad ee Aas aaskooda.

"Anigoo ku hadlayo Magaceyga iyo Kan Xirfadleyda Sharciga ee Saraakiisha Nootaayooyinka Gobolka Banaadir, waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa Sarreeyayaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal degaya Sanadguurada 56-aad ee Aas Aaskooda”

Photos from Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS's post 05/12/2025
26/11/2025
21/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Hassan Sheikhali ayaa ka mid ah madaxda ka soo qeyb galaysa Shirweynaha 1aad ee Bahda Cadaaladda Soomaaliyeed 2025.

Shirweynahan ayaa ah madal muhiim ah oo xoojinaysa wadatashiga iyo iskaashiga hay’adaha bahda Cadaaladda, bulshada rayidka, jaamacadaha iyo saaxiibada caalamka si loo dardar-geliyo nidaam cadaaladeed hufan oo u adeegaya Bulshada Soomaaliyeed .



Photos from Ururka Nootaayooyinka Gobolka Benadir's post 20/11/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Cornel Ambure
Mogadishu