28/12/2025
SNHCP - Baxnaano
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SNHCP - Baxnaano, Government Organization, Jubba Road, Mogadishu.
28/12/2025
"Lacagtu waxba ma sheegto aqoontaa wax tarta, anigu waxaan aaminsanahay in madaxdu aysan waxba badali karin oo bulshadu ay wax badali karto"
Ishwaaq oo kamid ah Ardayda dhameysatay tababarka Barnaamijka dhaqaalaha loo dhanyahay ee Baxnaano.
“Halkii qof ee shaqo abuur loo sameeyo, wuxuu maareeyaa 6 qof oo qoyskiisa ka mid ah. Kun arday waxay la mid yihiin 6 kun, haddana waxaan hiigsaneynaa in 40 kun dhallinyaro loo abuuro shaqo,” ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Maxamed, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya.
19/10/2025
SAWIRO PART 3: XAFLADDA QALINJEBINTA KA QAYB-GALAYAASHA BARNAAMIJKA DHAQAALAHA LOO DHANYAHAY EE BAXNAANO.
Muuqal kooban: Xafladda qalinjebinta ka qayb-galayaasha barnaamijka dhaqaalaha loo dhanyahay ee Baxnaano.
19/10/2025
SAWIRO PART 2: XAFLADDA QALINJEBINTA KA QAYB-GALAYAASHA BARNAAMIJKA DHAQAALAHA LOO DHANYAHAY EE BAXNAANO.
19/10/2025
SAWIRO: XAFLADDA QALINJEBINTA KA QAYB-GALAYAASHA BARNAAMIJKA DHAQAALAHA LOO DHANYAHAY EE BAXNAANO.
Fardowsa Axmed Cabdullahi Maareeyaha Barnaamijka Baxnaano. “Baxnaano waxaa lagu bilaabay in danyarta noloshooda lagu maareeyo balse hadda waxaa lagu guuleystay 600 boqol oo gabdho iyo 400 wiil inay heleen xirfado waxbarasho iyo maalgelin ganacsi oo bilow ah”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Jubba Road
Mogadishu
