Danab Special Force

Danab Special Force

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Danab Special Force, Armed forces, Mogadishu.

05/05/2026

Danab🦁🔥

07/04/2026

Udiyaar garowga xuska malinta 12 April & Geesiyaasha Kumaandooska Danab

24/01/2026

Kumaandoos danab.

06/01/2026

Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Odawa Yusuf Rage ayaa kormeer shaqo ku tegay Degaanka Gandarshe oo dhowaan Khawaarijta laga xoreeyay.

02/01/2026

Gulufka Jogsamaayo i.a🫡

29/12/2025

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gobolka Shabeellaha Hoose kusii baacsanaya maleeshiyaadka Khawaarijta.

26/12/2025

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa tiir muhiim ah oo u taagan badbaadinta shacabka Soomaaliyeed iyo⁠ ⁠La dagaallanka kooxaha argagixisada Sugidda amniga goobaha laga xoreeyo, si shacabka loogu soo celiyo nolol caadi ah Ka qaybqaadashada gurmadka marka ay dhacaan musiibooyinka dabiiciga ah.

25/12/2025
19/12/2025

Todobaadkii Tagay & Howlgalada Guuleystay Oo ay Ciidanka Danab Fadhiyadooda Kala Duwan ay Fuliyeen.

Photos from Danab Special Force's post 18/12/2025

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar " Ganeraal Khaalid" oo howlo shaqo u jooga gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa kormeer shaqo ku tagay Degaanno dhaca Jiinka Wabiga Shabelle ee Gobalka Shabellaha Dhaxe

Kormeerka taliyaha ayaa diiradda lagu saarayay u kuurgelidda xaaladda ee Amniga iyo dardargelinta howlaha ay halkaasi ka wadaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Intii uu kormeerka ku guda jiray, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan la qaatay saraakiisha iyo ciidanka ku sugan furimaha, isagoo ka dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga, caqabadaha jira, iyo guulaha la gaaray. Taliyaha ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay feejignaan joogto ah, wada-shaqeyn buuxda, iyo ilaalinta shacabka.

Ciidamada Xoogga Dalka Somaliyed ayaa Jab culus ku gaarsiiyay Khawaarijta howlgaladii ugu dambeeyay Argagixisada ayaana laga dilay Maleshiyaad iyo horjoogayaal.
Lii Xarago📸

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu